jacayl

  • Calaf Iyo Jacayl part2

    Markay dhamaantood dhulka cagaha soo dhigeen waxay indhaha la raaceen muuqaalka yaabka leh ee dhulkani leeyahay iyo neecawda macaan ee ka dhacaysa, waa goor barqo ah jawiguna aad u macaan yahay, professor aadan wuxu ardayda ku war galiyey inay fasax u yihiin bilowga dalxiiska wuxuna uga digay meelaha khatarta ah, kadib ardaydii iyagoo isku qaybiyey…

  • Calaf Iyo Jacayl part1

      5:00 galabnimo ayey si kadisa u kulmeen khaalid iyo hoodo, islamarkaa waxay ku kulmeen goob hotel ah oo uu khaalid ka shaqayn jiray wuxuna ka ahaa (witer) mudalab. khaalid wuxu ahaa wiil aad u wanaagsan wuxuna ka mid ahaa aradayda loogu jecelyahay jaamacada, khaalid waa bulshaawi xadaari ah, khaalid waa danyar balse kama muuqato…