Xusuus iyo Murugo part4
waagaa igu bar yay lug gooyo iima harin meesha Bomka uu iiga qarxaayona ma ahan gurigayga iyo ayada horteeda midna ee waa Net Cafe oo umado badani ay fadhiyan hareeraheyga, ku kasto oo isoo eegana ilmadeyda wuxuu yiraahdaa madhibaa lagaaga soo shegay reer kii muqdisho, lool cidoo dhan haday dhintaan oo ay dhamaadan ma u maleenayo sida duul kan ilintisa ay ii xanuujisay in ay ii xanuu jineyso uurka,
lakin aniga oo hadlayo misana isleh kolba way ku tijaabine oo dumar qayanadii lagama salgaree inaa iska ordeyso iyo in kale ay tijaabine naagu wa balaaye ee is celi baleey kuu danqataa , markaas ayaan waxan iri
IDiley dooqiyo jaceylkuba dadka wey wadaagaan,
damac iyo xishoodna dumar lagama waayo,
diintiyo qur’aankuna culimadu ma deyso,
anna doonistaadii kama daallin inanyahay,
Inaan kuu dandaranahay adba waad dareentaye
Maad ila dadaashid?
IDiley cowsha duurka joogtiyo , dugaagiyo waraabahaan
maalmahan la deris noqday , waan daahayaayoon
waan duulayaayoon ,adiga kuu duleysnahay
degenaanshihii diidayoo ,cishqi kale igama degaayo
Ee hadaan leygu kaa dirin ,ama dooqu xumi ku gelin
maxayna kala dareershay?.
waranka duxdiisiyo , waxa adiga kuu daran
anba kuguma daayeen
Ee maxaad iiga durugtay?
marhadii alle wax kula doono ama garab kaaga oow ka boxo umada uma ekid qofkii naxaris iyo af macani iyo danqasho cashaq iyo darenkisa iyo suntisa in aana lagu ca cayaarin iga waanin jirtay ee weligeed igu dhihi jirtay sida aan kuu jeclaaday aadane koonkaan joogo ee aan u jecladay maleh ayaa caawa aqristow waxa ay igu lee dahay bro iga rali noqo!!!!!!
runti aniga saxib wan lahaa lakin adiga marka aan ku baranaaye asiga ayaan ku xumeenaaye oo qilaaf inoo dhaxeeyay, hada markii aan heshiinayna adiga waxaan diidaaye in aan muraayada kaa jabiyo maadaama aan ogahay in aad Zaa’id ii jecesha hay, marka saas ayaan qadka u soo gali waaye, weliba saxibkay ayaan farimaha adiga aad soodirto tusay aqristayna, marka bro adiga waxaa tahay qof muhim ah qof fiican bro nabsi in aan kaa galay, oo aan qalad kaa galay oo aana cafis leheen waan ogahay,
lakin bro aniga lafteyda waan iskaga kaa ciyaaraye!!! oo saxiib kay xarash aan u haaye ayaan adiga kaala so dul dhacay ee bro wax aan sameyona ma kasaayo weligey haben kuma sexan jaceyl aan adiga kuu qabo intaas oo waqti aad igu lumisayna ka raali noqo!!! runti ma jeclen in aad dartey u waalato ama u noqoto mid ka dheeraado jaceyl kiisa runta ah dhib aniga aan kuu geestay dartiis, ee bro waa iska caadi waa iska aduunyo ha u bixin, intaas marka aan afkeeda ka maqlay,!!!!!!!
aqristow maxaa ila gudboon in aan sameeyo?
aqristoow qofkani asigana waxa uuba taagan yahay waan kugu tijaabinaye, oo cayaar bayba iga eheed ana waxaanba taaganahay saacad dharka hadaan tuurana, aan u heesto in aan weli xaragonayo, lakin waxan ku iri ,,,,,,,,,,,,
idileey ogoow irid baa furmeysa, nasiibkaa isxaami ilaa aakhira saacaha, Ifkaan kuugu jeclahay, inaan ku waayo waa ii ayaandaree ,inteed joogtaa kuu ooyaye,
Inteed joogtaa kuu ooyaye, ilmadu iga qubatayee ,Ideecadaha aduunka, akhbaaraadka cusub Ogeysiisyad iyo wararka, isgaarsinta caalamka Joornaalada afka dheer , ee abaara runta ,aaladaha internetka, web siteyada emailada iyo Chat inka lagu qoro afaraha Romance iyo Is araga MSN ka,
miyaadan ka akhrinin ereyadeyda Jaceyl ,Inaan wacadkii iloobinoo, wali kuu oomanahay, Adigoo kala laguma uumin aduunkee, mana arki doonee ololkii caashaqa ee oofaha i gooyay, miyaadan ii ogeyn,
axdigiyo jacaylka ururada caashaqa ee aduunka ka jira ajendaha ay qoreen asxaabtii la aasey ee caashaqu idleeyey ,abwaanada wax alifee suugaanta abuura miyayna ku ogeysiin inaan wacadkii iloobinoo wali kuu oomanahay ,,
Ifaalaha jacayl ubixii aan beerey, udgaayee carfaayay Idiley magacaa amaan iyo aamin ilaaliye dhaartii wadnahayga aamin ii iftiinshe aragaaga,
adimihiyo xubnaha Diidey iney irdheeyaan axdigii adkaa igu yiri aduun iyo aakhiro iilkii xabaasha asxaabteyda runtaa oon taariikhdeyda iloobeyn miyaysan Ku ogeysiin inaan wacadkii iloobin oon wali ku oomanahay, aduun waa calaf ogow dartaa ama aduun ama aakhiro,
aqristoow ma garanaayo cid aan nabsi ka galay si aan ugu duceysto, waan hurdaa waana soo jeedaa IDIL darteed, misna waan socdaa aniga oo aanan garaneyn halka aan u socdo, waana ka haraadsanahay wax kasta oo aan cabo, mana garanaayo waxa aan ku oon bixi karo, mar hadaad garab keyga ka baxday waxaanse qalbiga ku hayaa alle in uu u adeego adoomadisa masakinta,
waxaan dareemayaa in aan ahay qof si wax ka yihiin, gocoshaduna ku weyn tahay, waxaan qirayaa in aan qalbiga kugu qoray, laabtana kugu sawiray la’aantaana nolosha ay san ii dha dahmen, in kastoo igu tiri wax aana kaa astaahilin qof muslin ah kugu dhaqan iyo diin ah na aan lagu dhihin, lakin nabsi waa kii soo if baxaa ana nabarka aad igu dhifatay waa mid xisaab tisa ay imaan doonto !!!!!!
aqristow xayi adag ma ihi, xabaal weli ma gelin, waan xanuunsanahoo xigto & dadkii ma xushmeyn karo, xishood waan ka tegay, xad dhaaf waali & nin xir-xiran ma’ihi tii aan xusahana xero dhaaftaye, maxaad igala soo doontay asal kaagii hore qalbi meelesan, maxaadse caashaqa qoobka cayaarka iigu dishoo miraayadeyda ugu qarxisay ,
maxaadse qalbi aadan ii heynin iyo niyada iiga dhigtay mid ii baahan, jaceyl aadan ii qabina maxaa iigu beertay, mise filin ayaad dhigeysay oo qarash baa kuu socday, mise Sheeko ayaad igu alifeysay, mise Musal Sal ayaad sameyneysay mise Entertaimanti wax eh ayaad i mooday aniga miyaadan ogeen Romance gu in loo jiisobo loo sakaraaday duulal badanina naftu ay u wayeen,
mala socotaa nabsiga aad geesatay sida aan unoqday mase u jeedaa xaalka aan ku suganahay mise dareen santahay. IDIL maalin ima soo marto illaa waan ooyaa adiga owgaa lakin dhibkaad hor marsataahi waa ku kuu danbeeyo ee
IDILEY miyaadan rabi leheen oo beer danqadaahi kugu oolin ?!!!!!!!!!!
aqristo meel kasto ood caalamka ka joogtaan, qisadan xaqiiqda ah ee aan farsamo iyo caqli isku tagay ku imaan ee qof ay si rasmi ah live ay ugu dhacday qalbigisa oga qoray, waxaan aqristow idin kaga digaa Dad kaan badalmay iyo duun yadan halow day ee qabiil kiyo aanfada u ban baxday, ee lug gooyada iyo dhibaatada u istaagtay,iyo dumarkaan ibtiloboo hawadooda raacay,
in dhalin yarooy imaankiniyo qalbigiina aysan aan fayninee, oodnaan u dayicin mustaqbal kiinee oodnaan isa siininee ood ka digtoonaataan hagar daamada haweenka maantay jira, si aad naan ugu dhicin dabinka an ku dhacay iyo sida aan ku suganahay maantay, dhibaatoyinka Singal Mum iyo Girl paltalk ku jirto iyo Chat rom I.W.M ee ka danestoo dantiina aqoon sadoo nin walbo mehradii loo dirsaday haka faa’ideystoo ha iska yiraahdo niyada dib baa loo noqon donaa oo xal iyo daganaasho waa soo car fayahe maxaad qabsan doontaa,
maxaadse ku nolaan doontaa mustaqbal ka soo socdo, ee caashaqan qawda maqashii waxna ha u qaban ta ah iska indha xiroo iska dhaga tiroo danahiina muhiimka ah ka raacda.
anaa go’oo firinbi igu yeroo i aamino tilbada i qabsatay adigaba way kugu soo socota, dhilinyaroy is jiroo maankiinana celiyoo dadbaa hortiin caashqu aan feyoo ibtileyee baan dheeyay awgiise lana il daran ilaa maantay ee taarikh yesan ku qabsan adoo indha ku fiiqan yihina ha iska dhigin nin aan wax ogeenee…
Waxaa ay qisadan ka dhax dhacaday wiil iyo gabar kala joogo Egypt iyo Holand
waxaa uqalin qaaatay Abwàaan # c /qani axmed