Calaf Iyo Jacayl part3
inta la qoslay ayey gabadh kalana tidhi wacnaan lahaydaa haday lamaano noqdaan, waxay tamashleeyaanba waxa meel gaaban kaga soo baxday hoodo habaryarteed iyo wiilkii lala rabay, waxayna dareemeen in labadan xidhiidh ka dhexeeyo. Wiilkii hoodo lala doonayey wuxu isku dayey inuu hoodo gaar ula baxo balse intaanuu la hadal ayey ardaydii su’aalo kala hor tageen…