MAAMA WAX LA TUSAY Part3

Spread the love

Waxa kale oo aan arkaa Maxamed oo daaqadda ugu shisheysa fadhiya isla markaasna ku dhaygagsan daawashada buuraha iyo dhirta. Maxamed waxaa ka sokeeya inan iyo hooyadeed. Islaantu waa da’ oo waa ay gama’day durba. Kirishboygii wuu yara gilgishay.

Markii uu guskiisu gadaal kasoo riixay badhideyda. Waxa aan rajeeyay in uu isku dayo inuu wax kale sameeyo.

“Markii baabuurku godka ku dhacay. Ee aan kugu soo dhacay, waxa aan islahaa wuu jabi doonaa. Laakiin waxa aad tahay nin adag, naagtii ku heshaa nasiib leh,” Ayaan ku idhi.

“Mahadsanid, marwo, ma cidhiidhi baad dareemeysaa?”

“May, waxa aan dareemaya nafis,” Ayaa aan ugu jawaabay.

“Gacmahaagan aad kor u hayso miyaadan ku daalin?”

“Haa, in yar.”

“Halkan saar bal in ay yara nastaan,” Ayaa aan idhi anigoo gacmihiisa saaraya bowdyahayga.

“Sidani soo kama fiicna?”

“Haa, aad iyo aad.”

Wuxuu billaabay gacantiisa midig in uu si naxariis leh ugu salaaxo bowdadeyda midig. Tiisa bidixna marmar ayuu ku cantuugaya bowdada bidix.

Laakiin tan bidix dhaqdhaqaaqeedu ma badna oo waxa ay xigtaa dhinaca dadka. Gacanta midig waxa ay u soo siqaysaa sare. Waxa aan kala fogeeyey labadeyda lugood.

 Isna canbarka dushiisa ayuu gacantiisa u dulmarinaya sida qof goobo qoraya oo kale. Miirku wuxuu iga tagay markii uu labadiisa farood ee dhexe ku gujiyey meel ku beegan canbarka afkiisa. Kirishboygu gacan macaana?

Soo anigan afka kala taagaya sida inan yar oo bikro ah.

Dhuunteyduna maxaa ay u qallashay, waxaaba igu dirqi ah liqidda candhuufta. Canbarkeyga qoyaankan badan ee aan ka dareemayaa waa maxay?

Waxaa ku qaylisay islaantii oo ku soo toostay baabuurka oo god kale ku dhacay.

Si degdeg ah ayaa aan iskaga hoos saaray gacantii kirishboyga diriciina waa aan toosistay anigoo iska dhigaya sida qof uu marada ka feyday ruxitaanka baabuurku.

Godkani muu abuurin dareen macaan sida godkii hore oo kale. Wuxuu burburiyey dareen macaan oo wuxuu nagu kiciyay islaantii huruday. Waxa aan anigoo naftedya la hadlaya ku canaantay islaanta

“Cajuusadan cimrigan ayayba joogtaaye maxa ay ka safraysaa? Maxa ay sarriirteeda ugu sugi weyday malaggeeda?”

Aniga oo weli wada canaantii hoose marmarna indhaha ku gubaya ayaa la gaadhay tuuladii laga qadayn lahaa.

Anigoo qadeynaya ayaa waxa aan arkey kirishboygii oo meel albaabka ku beegan maraya.

 “Waa baaq, ee ka daba kac.” Ayaa aan is idhi.

Waxa aan ku marmarsiiyooday in aan dhanka suuliga aadayo. Isna waa i muuqdaa, wuu i hor socda oo weliba dhanka laba qol oo yaryar oo aan is idhi waa suuliyada ayuu u sii socdaa.

Waxa aan ku daray xawaaraha socodkeyga si aan waqtiga yar ee aan haysanno uga fa’iideysanno. Anigoo ordaya ayaa aan xuf ku dhaafay wax aan u maleeyey dad.

Dib ayaan u jalleecay, mise nasiib xumo waa islaantii iyo inanteedii oo ku weyseysanaya meel ku soo jeeda suuligii uu sii galayay kirishboygu.

Markii aan ogaadey in ay i arkeen ayaa aan weydiiyey

 “Suuliga dumarku waa halkee?”

Markii ay ii tilmaameen, anigoo afka uga mahadnaqaya hoostana ka leh “Ilahay idinkama aqbalo salaada.” Ayaan u qumay dhankii suuliga.

Awalba suuliga dan kale kama lahayn’e waxa aan ka soo khaawisay dalool yar oo albaabka jiingadda ah ee suuligu lahaa.

 Halkii aan ka sugayay marka ay weyseystaan in ay kici doonaan, waxaa bay xidhdheen salaad. Alle idin kama aqbalo.

Waxani afartii rakco ka badan’e maxaa ay tukanayaan? Kuwani qaar tagaya uma eek’e yaanay qado iyo wax walba i seejin. Go’aankii ugu danbeeyey oo ah in aan ka soo baxo suuliga waxa aan gaadhay markii aan daloolka ka arkay kirishboygii oo dhanka hudheelka dib ugu noqonaya.

 Aniga oo qadadeydii ka soo kacay uunba awalba leysugayey. Waxa aan si boobsiisa u cunay qadadii. Gaadhigiina fuulnay.

Intii aanu gaadhiguba dhaqaaqin waxa aan dareemay wixii adkaa.

 “Miyaanu damminba! Malaa sidii buu u kacsan yahay?” Ayaa aan is weydiiyey.

Habartii durba waa ay khuurineysa. Mar waxa aan hoosta ka lee yahay “Dhuunta lagu dhufay khuuro xumaa.”

Marna waxa aan Alle ugu mahadnaqaya in ay gama’day.Waqtiba uma dhaxeyn markii ay dhagihiisa soo gaadhdhay khuurada habarta iyo markii uu naaska midig i xafuujiyey

https://www.muuqaal.net

.”Naas aan weli la taaban ayuu u eeg yahay.” Ayuu si xashaashaq ah u yidhi. Anigoo dhoolla caddeynaya ayaa aan shalmadda ku qariyey gacmihiisa si aan qof kediso ugu arkin.

Nin wacan

la socoqaybta kale

sinadu waa danbi, ma fiicna iska ilaaliya

Ninwacan1@gmail.com

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *