MAAMA WAX LA TUSAY Part2

Spread the love

Waxa aan orday jaranjaradii, albaabadii oo dhanna dusha ayaa aan ka qufuley, furihiina gabadh jaarka ahayd oo aan hore ugala balammay in ay guriga ii sii ilaaliso inta aan maqanahay ayaa aan ku tuuray. Anna xagga gaadhiga ayaa aan u orday.

Inankeygii wuu sii fadhiyey kursiga. Dhabtiisan ku fadhiistay cagaheygiina dacsadda ayaa aan saaray. Markii baabuurku dhaqaqayba intii aan la gaadhin istabta ayuu Maxamed culey dareemay,

 dareen keliya ma aha ee wuu ka cawday. Shidhka danbe ee baabuurka waxaa saaran islaan iyo inanteeda, aniga iyo wiilkeyga (Oo is dulsaaran) iyo kirishboyga,

shantayadaas qof. Shidhka horrena, darawalka iyo ninkeyga oo ay sheekadu iskugu baxayso qaadkana wadaagaya ayaa saaran.

Waxa aan eegay ninkeyga oo shandad yar oo kuwa gacanta lagu qaato ee “Samsanneyt“ la yidhaahdo igaga gudban tahay.

“Miyaadan i arkeyn?” ayaan idhi aniga oo dhoolla caddeynaya.

“Madaxaaga oo keliya ayaa aan arkaa, qaali. Wax walba soo caadi ma aha?” Ayuu yidhi ninkeygii.

“Uma maleynmaayo in Maxamed i qaadi karo illaa istabta”

“Maxaan yeelnaa markaas?”

Intii aanan anigu jawaabinba, ayuu la soo booday kirishboygii

 “Anigu dhabta ma kugu qabtaa?.”

“Sidee u aragtaa arrintaas?” Waxaa yidhi ninkeyga.  

Runtii aniga waxa aan u arkayay kirishboyga hadalkiisa kaftan. Laakiin markii ninkeygu i weydiiyey sida aan u arko, waxa aan ugu jawaabay

“Waa caadi.”

Waxa aan ku wareegay dhabta kirishboyga. Wuxuu xidhan yahay surwaal khafiifa oo nooca isboortigaa iyo garan gacmo gaaba.

Waxa aan eegay hoos mise bowdyahaygii ayaa muuqda. Diriciina wuu igu dhagay. Aadban ugu niyad sammaa in aan dharkan soo xidhay.

Waxa aad mooddaa in jidhkeyga iyo jidhka kirishboygu aanay wax maro ah u dhexayn.

“Hadda bal warran?” ayaan weydiiyey kirishboygii.

“Waan fiicanahay, runtii aad uma cuslid. Dhibna ma jiro.”

Markii uu gaadhigu cagta saaray waddada ee uu ka dhex baxay magaalada ayaa uu xawaarihii kordhiyey darawalku. Waxaa si kadis ah hortiisa uga soo mudh yidhi god.

Wuxuu isku dayay in uu ka leexdo balse waxaa haadka kale ee waddada ka soo socda gaadhi dhanka magaalada u jeeda.

 Waxa uu godkii ku sii daayey gaadhiga.

Sidii qof furaash isku tuuray oo kale ayaa inta aan sare u kacay oo aan madaxa ku dhufsaday saqafka sare ee gaadhiga kusoo noqday meeshii aan ka kacay.

“Salaamaad… Salaamaad… Waar aayar naga wad gaadhiga hanna halligine.” Islaantii i ag fadhiday ayaa ku canaannatay darawalka.

Isla markiiba waxa aan dareemay wax adag. Dabadaan yara dhaqdhaqaajiyey, laakiin weli waa sidiisi. Sidoo kale waxaan dareemay aamusnaanta kirishboyga. “Halkan wax adag ma oollin intii aanu gaadhigu godka ku dhicin.” Ayaa aan iskula hadlay.

Kadib waa aan gartay waxa ay yihiin. Kirishboygii wuu kacsaday.

Ismaan lahayn sidaa dhakhsada badan ayuu ku kacsanaya, weli wuu sii kacaya. “Alla bisinka,” Ayaa aan hoosta ka idhi. “Intee in leeg buu kici doonaa?”

Waxa aan ka yaabanahay wuxuu ku fikirayo. Ma wuxuu u malaynayaa badhida dhexdeeda waxa adag ee isku soo maqiiqaya in aanan dareemayn?

Waxa aan hoos u eegay diricaygii. Wuu iga sii feydmayaa. Waxa aanba qarka u saaranahay in aan arko bowd yahayga.

Kirishboyga labadiisa gacmood kor ayuu u hayaa, sida qof dab kulaalaya. Waxa aan ka yaabanahay in uu arkayo diricayga gacmihiisu waaweyn yihiin. Waxa aan dareemay in aan kaba helayo diricaygan iga sii feydmaya.

https://www.muuqaal.net

Waan ba la dhacsanahay in aan ogaaday in uu kirishboygii ii kacsaday. Keliya hal saac uun baan waddada ku soo jirnay. Waxaa hadhay afar saacadood oo kale. Waa aan ogaa in aanu ninkeygu arki karin diricayga sii feydmaya ama aanu lugahayga eegeyn. Waxaa ku gudban shandadda Samsaneyt ka ah.

Nin wacan

la socoqaybta kale

sinadu waa danbi, ma fiicna iska ilaaliya

Ninwacan1@gmail.com

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *