Mataantaydii adoontaydii part5
markii hore waa ku inkirtay, lkn sidan idiin shegayba waa qof jilicsan markaas ayay u sheegtay hooo wixii oo dhan hoyaa I qabatay aniga oo I weydiisay, waan ku inkiray, naa maxaad u inkiraysaa gabadhaaba ii sheegtaye ciil ayay ii qabtaa dhoocishaas hooyo, si walba oo ay iigu kaa diri karto inay iigu kaa dirto…