Sakhraan part1
Cabdi kharmri cab ayuu ahaa balse habeenkaas aad ayuu usoo cabay oo si fiican ayuu u saqraansanaa, qol ayaa uga ijaaran guri ay dagan yihiin nin iyo naag is qaba, mrkii oo irridii hore iska soo furay ayuu arkay ubax oo barsada fadhida, ubax waa naagta la qabo oo ninkeeedu hada maqan yahay, markaas ayay…