| |

Nabsi baa I helay, Ugu danbayn cagahiisan hoos galay, anoo raalliya part2

Spread the love

Meel geedo badan ayaan tagnay, meel cidi naga arkayn, isla markii aan tagnay meesha asagu waaba yaabanaa, meel uu wax ka bilaabo ma uusan aqoon, anaa markaas inta qoorta qabsaay baasho ku qabtay

Xoogaa markaan jaqay ayaan dareemay wax dheer oo I riixaya, gacantaan hoos u dhigay oo guskiisii oo cajirka ku tiqraaran marada korkeeda ka salaaxay

Fajac, iyo rayrayn inyo badin ayaa hal mar iskugu kay yimid, kani gus maahan ee waa wax kale, dhirirka waxaan is iri, calaacahsayda ilaa suxulkayga waa la eg yahay.

Macawistii ayaan ka furay, surweel daba gab ayuu sii xidhnaa

Surweelna ma xaa kuu xiray ayaan iska weydiiyay

Macawista kaligeed hadii gusku I kaco dadkaa arkaya guskee ayuu yiri

Surweelkii inta ka furay ayaan wax mas oo kale ah gacanta ku qabtay

Kani wax la qariyo ka sharaf badan baan iri

Walaahi? Ayuu yiri asagoo waxa dhacayaba filan waa ku noqotay saan is iri

Walaahi ayaan iri oo jilbaha dhigtay, hal gacan lagu qabto rajo lagama lahayn, labada gacmood Ban ku qabtay oo afka aad u kala taagay oo madixii afka gashatay

Xoogaa baan u jaqay, barkiisna afka iima galayn, san u jaqayay ayaa daamankii I daaleen waayo aad ayaan u kala hayay, oo guskiisu aad buu u buurnaa,

Walle guskaan haybad alle waa siisayay, dhirir iyo balacba, ayaan uurka iska iri

Garbasaartaydii ayaan goglay oo diricii iyo googaradii soo laabatay jeego isku dhigay, lugahiina kala qaaday, asna dhexdooda inta soo galay ayuu guskii oo taagan sidii bir siilka iiga salaaxay

Macaan qaboow ayaa I maray, madaxa guskiisa oo weyn markuu saaro siilka intiisa badan waa qarinayay,

Markii danbe ayuu afka u saaray, intuusan igu riixin ayaan iri

Ii tartiibi aboowe, ma gus yaride

Sheekadii naagaha kale oo kale miyaa wadaa ayuu yiri

Waan iska dhigay qofaan wax ogayan oo ku iri

Naagahee, sheeko nooceeya

Mid walba markay guskayga aragto ayay diida,

Hadaadn diidayo ma kuu seexan lahaa, ilayn waan arkaye, iga shaqayso saad rabto ii was, lkn ii tartiibi intaan la qabsanayo ayaan iri

Haye ayuu yiri oo igu riixay

Godka uu rabo inuu galo, guska madixiisu wax badan ayuu ka weyn yahay, markuu igu riixay oo I gali waayay amrkii hore waxaad u malaysaa, culays caburin ah siilka iga haleelay,

Sidii uu guska iska tuuri rabo ayaa siilkii kuska u riixayay, waan yara qayliyay. Xoog ayuu iigu sii riixay, siilkii aad u kala qaadmay, oo madixii igu sidbaday, alx ayaan niyada ka iri

Intii kale aayar iigu sii riixay, nus amrkuu geeyay ayauu igu ruxay, raaxo macaan, waan isku dhex yaacay, si fiican ayuu ii biixiyay, nafis yar xataa siilku malahayn

Si macaan ayuu ii wasay, oo markii danbe igu biya baxay, guskiina iga soo saaray, nafis baan dareemay, caadis iga dagay, lkn xoogaa juuc baa siilka iga hayay

Waxaan dareensanaa in uusan igu dhamayn, waana weydiiyay

Maxaa iigu wada dhamayn weyday

Hadaan kugu dhameeyo oo xanuunsatid oo aad iga cararto ka waran

Waan qoslay oo ku iri

War kaa carari mayo, waxaa tahay iyo guskaan waan ku rabaa, ee si fiican iiga shaqayso

Ma hubtaa ayuu I weydiiyay

Markaasaan xooga baqdina I gashay, waayo waxaa ii cadaatay in naaga hore ee uiu ku dhameeyay, qaadi waayeen oo ka carareen

Haa waan hubaa, naag haday kaa cararatay naagaha dhan ma isku mid baa ayaan iri

Ok, lkn marka kale guri ayaan tagaynaa meeshaa dad baa soo mari karee ayuu yiri

Haye baan iri oo dharkeenii toos toosisanay oo baxnay, dhexdaan ka qabsay anoo isku dhajinaya asna garbka iga qabsaday,

Yaan ninkii aan aduunka ugu necba ayaan isku dhajinayaa maanta oo aduunka ugu jeclhay, walle in gus karaamo leeyahay

Xaafada markaa sii galaynay ayaa suleekho na aragtay, asagii waa tagay, ayadii ayaa igu soo leexatay oo tiri

Si baad socodka u gafaysaaye

Naa I dhaaf balaayo war badane ayaan ku iri

Naag ka roon baa tahay hadii sharmaarke inta ku wasay aad socotid ayay igu tiri

Waan qoslay, oo iri

Ma fadhiid baan noqon lahaa haddaa,

Ma ku soo wasay

Haa ayaan iri

Wacade inuusan ku soo wasin ayay tiri

Walaahi wa I wasay, lkn iguma dhamayn, nus cml buu I galiayay, inaan ka cararo ayuu ka baqayay, ayaan ku iri

Wuu aqliyaystay, naag la aan baa ku nacday, suu mid walba qabriga ugu dhaweynayay, kaas ha lagugu dhameeyo waa dhimasho yar walaahi ayay tiri

Marka kale inuu igu dhameeyaan ku heshiinay ayaan ku iri

Naa maad ka joogtid ayy tiri

Gus naag baan u ahay baan iri oo ka tagay, anoo siilkii juuc yar ka dareemaya

La soco

Naag wacan

Similar Posts