Sidii adoon laygu tababaray part1

Spread the love

Nin qurux badan ayuu ahaa, Khadka ayaan isku baranay, wax badan ayuu iga weynaa 19 bana ahaa asna 52 jir, hadal macaan sheeko fiican, heer waxaan gaaray hadii aanan la hadal habeenkii aan hurdyan hadii aan hurdana aan ku riyoodo asga.

Waan ku jeclahay ayaan iri, wuxuuse igu yiri ima jeclaan kartid

Waayo ayaan iri

Mar waan kaa weynahay marna dooqayga lama qabsan kartid ayuu yiri

Kow nin weynan maleh nagana yaraan maleh, sidaa tahay baana kugu rabaa kuguna jeclahay, tan labaad dooqaaga ma ii sheegi kartaa an go’aan ka gaaree asna ayaan iri

Ma hubtaa inaan kuu sheego ma rabtaa

Haa

Anigu waxaan jeclahay naagaha adoonsado, ee sidaas ma bixi karta

Diyaar baan u ahay baan iri anoo kaba fakarin, waayo asaga ayay iiga cadayd, jacaylka ana u qaba I indha tiray

Waa uu qoslay oo yiri

Ok marka, berri galabtii guriga iigu imoow anaa kuu tilmaami gurigaygee

Lkn berri meel baan u socdaa

Melena ma aadaysid, sidaan ku iri anaad ii imaan

Inaan ka murmo ayaan rabay waxaase soo xasuustay inaan hada ogolaaday adoon noqdo, markaasaan iri

Haye mudane amarkaaga jira

Good girl ayuu igu yiri

Galab qaboow ayay ahayd oo amerika oo dhan sannadkaas qaboow xun ayaa ka dhacay, guriigiisii ayaan tagay oo cinwaanka iisoo diray, illinkii markaan garacaay ayuu iga furay, funaanad iyo surweel gaaban ayuu qabay, durba ishaydii waxay ku dhacday kuuska surweelka ka soo taagan,

Walle inaan kani gur yarayn ayaan ninyada iska iri

Gurigu aad ayuu diirimaad u ahaa, kulalaylaha ayaa meel sare joogay, oo dharka hadada iska siibto xataa qbow aadan dareemayan, fadhigii ayaan nimid, dhala wisky ah iyo koob xoogaa yar ku jiraan ayaa miidka fadhiga saarnaa, khamri cuqda kama qabo oo asxaabtayda in badan ayaa cabta

Ma cabtaa khamriga ayuu I yiri

Maya

Marka cabitaan caadiya ayaan kuu keeni ayuu yiri inta jikada xageeda u dhaqaaqay, waan sii eegay intii uu sii socday, dhabar aad u wweyn ayuu leeyahay, iyo lugo adag muruq ah,  asga oo coca cola sida ayuu jikadii ka soo baxay, markaan eegidii guskiisa ayaan ka sii jeesan wayaay, wax aad u kuusan buu ahaa.

Aniguna gus barad ayaan ahaa oo waligayba laba jeer kaliya ayaa la I wasay, marna dabada marna siilka, gus aragtidiis intaas bay ii ahayd, asna waa arkay inaan eegayo markaas ayuu inta hortayda soo istaagay oo cabitaankii ii dhiibay yiri

Aad baad u eegaysay guskaygee ma ka heshay

Waan xishooday oo anoo hoos u foorara iri

Weynan miiran weeye, waan la yaabay

Hada ma weyna oo weli ma kacin, markuu kaco ayuu weynaan

Intaan ka weyn miyuu noqonayaa

Adiguba arga ayuu yiri oo surweelkii inta furay dhulka ku sii daayay, waa runtiiss ma kacsanayn, lkn asagoon kacsanayn ayuu la ekaa kuwaan soo arkay, gacanta inta ku soo qabatay ayuu ii soo taagay, ana waan qabtay, diirimaad macaan ayuu ahaa, oo aniigii dhan maaso igu diday.

Markii aan salaaxaba waa sii weynaadaa, ilaa aan is iri manta oo dhan ma iska sii weynaan,

Jaq ayuu si amar ah ii yiri

Afkaan gashatay oo ajqniin ku bilaabay, markaan si fiican ayuu u kacay, nuskiis cml markaan qaatay dalqada ayuuba soo taabtay, matagaan ku dhawaaday, bal cabir inat uu la egayhay baan is iri oo labadii gacmoodba ku qabtay, wax badan oo gus kale noqon karta ayaaba banaanka taalay, yacni saddex gacmood oo qabta dhirirkood ayuu ahaa haduusan ka badnayn.

Dhirirka buurniduu kaga daray, fartayda iyo suulkaygu isma gaarayaan markaan qabto,

Gabareey wadkaagii baad lugahaaga ku soo raadsatay xataa waa igu soo dhacday

Intii karaankay ah ayaan afka galiyay oo jaqay asagoo madaxa ii salaaxaya, riin yar baa ka soo baxayay asaga markii danbe, diirimaadka guska afka iiga jira, adaygiisa, sulubnimada haragiisa waxaas oo dhana macaan bay ahaayeen, anoo ku raaxaysanaya ayuu mar qudha inta madaxa isoo qabtay isku kay soo riixay.

Hilb dalqada ayuu I dhaafiyay, oo indha cadeeyay, neefsan wayay, markii matag iga soo dhawaaday oo aan cuuuu leeyahay ayuu iga soo dabciyay, biyihii indhaha ka dareerayay ayaan gacan isaga tiray anoo asagii kor u eegaya

Sow macaan maahayn ayuu yiri

Dhuuntaa I xanuuntay ayaan iri

Sidii oo kale ayuu ii galay oo naf markaan joogsaday iga soo siibay oo yiri

Sow maacaan maaha

Maya hadaan dhaho waa I xanuujiyay waxaan ka baqay inuu hadana igu celiyo markaasaan iri

Haa macaan buu ahaa

Sidii iyo si kadaran ayuu ii galay asagoo leh ku raxayso marka, iga rumaysan maysaan hadii aan idin dhaho bushimahaygii waxay ku dhageen bisqintiisii, wixii oo dhan qasab ayuu iigu aruuriyay, waan indha acadeeyay, oo bowdayaha ka garacay asaga si uu ii sii daayo, maraan dhiman rabay ayuu iga soo siibay.

Waan iska ooyay

Us ma oyn kartid ayuu I yiri dharbaaxyana iigu daray

Haye ayaan iri

La soco                    

naagwacan

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *