Saan sahro adoonta ugu noqday part 6

Kor inta u eegay ayaan ku iri [hantidayda maxaad u diiday igu maamushidna sow adoontaada maahi] [adiga oo dhan baan ku leeyahay, hantidaadu xagee iga jirtaa, sow saas maaha] [haa, waalidkay hadaan aadayo ayadana fasax kaagama baahni miyaa] [haa, wixii waalidkaa ku saabsan amarkayga kuma xirna] [mahadsanid Marwa sare, anaaban rabi wax aadan raali ka…