Saan sahro adoonta ugu noqday part 8

Spread the love

Inta gacanta dhabarka kaga soo qabsaday yaa naoo kor u eegaya iri

[iiga sheegee marwo sare, markaad I aragtay miyaad I caashaqday]

[haa, waxa u horaayay ee ishaydu qabatay oon la dhacay waxay ahaayeen, naasahaaga iyo bushimahaaga, durba waan kacsaday, wabaan is tusay anoo naasaha kaa garaacaya, afka kaa jaqaya, markii aad tiri, baabuur ma wato aad baan u farxay waa anigii la soobaaday anaa ku qaadaya]

[ilayn walaaltinimo iyo muslinmo maahayn] ayaan iri anoo qoslaya

[mar kasta gabadh soomaaliyeed waan qaadi lahaa, lkn markaan dan weyn baa iigu jirtay, wax iga awood badan baa I waday, waa kanaa maantana dhabtaydaad ku jiiftaa, sow guul labadeenaba noo maahan]

[haa walaahi, lkn ii sheeg side iigu dhiiratay oo adoon hadal I oran inta isoo qabatay ii jaqday, inaan diido kama baqin]

[may, kama baqin]

[waayana uga baqi weyday habeenkaas baa iskugu kaaya horayasay, dad iyo duunyana wax kasta waa laga fishaaye]

Inta qososjhay ayay tiri

[mar horaan ku soo tijaabiyay waadan ogayne]

[sidee ii soo tijaabisay waaba yaabe, waxaas dhan kamaba hadline]

[ma xasuusataa in aan hadba ku soo eegayay]

[haa]

[waxaan arkay markii aan ku soo eego adoo I fiirinaya in aad durba hoos eegaysay, oo indhaha aadan ii dhamsytiri kari]

[waa runtaa walaahi, adoo I fiirinaysa markaan arko si kalaaban noqonayay]

[markaas ayaan ogaaday inaad I rabtid waliba jilicsan tahay, oo aadan maya I odhanayn, si inaad iiga baqayso ayaan dareemayay]

[alla si ha dhihin, waaban kaa baqayay, indhahayagu haday is qabtaan calooshaa la I majiirayay]

[waxaa kale oo aan arkay markii aan gaariga saarnayn ima aadaan soo eegayn, markii aan gacanta kaa saaro cajirkana, gariir yar baan dareemayay inaad gariirayso]

[gariirkaas baqdin waa ka badnaa, kacsi ayuu aha iyo u bogid aan gacantaada u bogayo]

[walaahi] ayay tiri

[walaahi. Lkn markii aan kuu leefay maxaad sida xun iigu gashay oo adoon xataa bye I oran meeshii anoo jilba jabsan iiga tagtay]

[hadii aan bye ku dhihi lahaa oo inta ku soo qabto ku dhunkado ama kuu raaxeeyo kaa soo tagi lahaa, dhaqsaha aad galabta iigu timid ma iigu imaan lahayd, sidaan adoo u jilicsana ma ii imaan lahayd]

[maya, walaahi]

[adoo niyada kaaga jirto sahro ayaad wada raaxaysanaysaan baad ii imaan lahayd, haddese adoo niyada kaaga jirto sahraa ku wasi ayaad ii timid]

[waa runtaa marwo sare, walaahi intaan soo socday in aysan igu soo dhicin waad is wsaysaan ama wasaysaa, ee inaad I wasayso uunbaa niyada iiga jirtay]

[tan kale adoo bahdil kugu dhacay oo adiga dhan quraajo iskala yar ayaad ii timid oo diyaar u ah waxaan kugu sameeyaba,  hadaan wada raaxaysan lahayn, naag raaxa raadisa adoo ah baad ii imaan lahayd, lkn galabta naag qof yeesha raadinaysa oo daciifa ah oo isla yar yar ayaad ii timid]

[waa runtaa Marwa sare]

[waa cilmi nafsi, qofka sidaad rabto hadaa doonaysid ka yeeshid oo uu kaa danbeeyo, waa la jabiyaa, yacni jabintu laf maahan ee niyadaa laga jabiyaa, waxaa la tusaa in uu agtaada waxba ka ahayn, xaqiraad baa la tusaa, qofku marka nin iyo naag kuu yahay ba haddii dareen adoonimo uusan ku jirin oo isku arko qof kula siman, kaa yeeli mayo, hadiise qof in la liido ku raaxaysta uu yahay, waa kaa daba ordayaa, waa abuuris alle qofba waxbaa alle u macaaneeyay, anigu inaan taliyo maamulo ayaa ila amacaan, adna laguu taliyo lagu yeesho ayaan kuu macaan, sow maaha]

[walaahi beentaa maahan marwo sare, hada ka hor wiil baan maalin is maaganay, markaasaan caayay, wuxuu ugu yiri, gacan xataa laguu qaado ma istaahishid oo inta wajiga candhuuf iiga tufay iga dhaqaaqay anoo caynaya wali, waan isla yar yaraday dhulku mu uku liqo ayaan is iri markaan arkay dadkii oo I eegaya, oohin baan ka wareegay oo cararay, habeenkii oo dhan maskaxdayda ayuu ka bixi waayay, maalmo dhan ayaan ku fakarayay, wax kale niyadayda kuma soo dhacayn markaan soo xasuustaba, kaliya walaahi waa nin raga ayaa niyada iiga soo dhacaysay, waaba iiga qormaysay naan dhahee, jidkaan ku arkaa oo hoos ka fiiriyaa, asna il kulul igu eegaa, markaasaan baqdin la jareeyaa, jacayl baan u qaaday aan caadi ahayn, nasiib daro anoo sidii weli dusha uga eegta ayuu baxay, laba maalin baan oynayay]

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *