Saan sahro adoonta ugu noqday part 2

Spread the love

Xooga amarkaan saas isku jaqnay ayay garabka I qabatay oo hoos ii riixday, ana jilahaan dhigtay, ayadiina saakadii hor u qaaday, kastuumo ma aysan xidhnayn, siil naag waligay ma arag, kanse wuxuu ila ahaa siil ka ugu qurux badan, bushimo buudhan oo kuusan, oo kitir yar eek u dhex jiray qariyeen, madaxa int I qabatay ayay igu riixday.

Intaan dhunkaday ayan carrabka bushimaha dhexdooda galiyay oo leefay, markii danbana inta kala qaaday kintirkii yaraa geesaha ka leefaay dhuuqay, ayadana riinkeedu baxay, marmar inta madaxa I qabto ayay igu riixdaa oo siilka afka ii galisaa, dhadhan aad u wanaagsan iyo caraf ayuu ii ahaa, oo aan aad ugu bogay, si fiican ayaan ugu leefay markii danbana biyihii ka yimaadeen afka iiga shubtay, aniga siilkaygoo waa wada qoyay dhushuq, dishaan iyo cun cun igu hayay.

Markii ay biya baxdaay waxaan filayay in ay markayga ii leefayso, laakiin inta saakadii sii daysatay bay ayada oo aan eray I orans ii jeesatay oo illinka ka baxday oo bartii jilbaha ku jooga, bahdila waa iiga darnaa kacsiga I haayay, anigii oo isla yaryaradaay oo isku qaatay qof la isyicmaalay oo dantii la lahaa laga gaaray ka dibna la tuuray ayaan is taagay oo qolkii jiifka inta galay dharkii iska siibay sariirtana isku tuuray farays isku bilaabay.

Raaxo aan ku qanco is farayskaygii kama helin, waanse ku seexday, hurdada markaan la sii dhacayay afkayga waxa ka sii dhadhamayay macaankii siilka sahro, aroortii markaan soo kacay oo xataa rumayday quraacday wali waa isoo dhadhamayay, waa nafsiyad ahaan buu iigu dhadhamayay baan is iri intaas afkayga kuma jiri kareene dhadhankiisuye.

Aduunkaygii iyo howshaydii ayaan dhinac ka raacay, laakiin weli mar mar dhadhankii macaan ee siilka sahro waa igu soo duxaa, waxaana bilaabay in aan fiirsado video yaasha lesbian ka, oo aan shaqo ka dhigtay markaan guriga joogo, si gaara ayaan u danaynayay, inaan u baahnahay saan oo kale ayaan dareemayay, naag inaan la raaxaysto ayaa igu taagnayd mar walba.

Maali aan kulanay canab ayaan weydiiyay

[sahro ma lambarkayga ayaad siisay]

[haa ayadaa I tiri isii dan baan ka leeyahaye]

[ haa, xalay ayaa fariin la iisoo diray iimana save garaysnayn nambarka ii soo diray, amay ayadatahaan is iri, waaban tiray fariintina markaan garan waayay, ee bal isii nambarkeeda]

Waa ay isiisay, guriga markaan imid ayaan wacay

[halloo]

[haloow]

[waa kuma] ayay tiri

[waa aniga , sahrooy]

[haa, waan ogaa inaad isoo wici doonto, waan ku sugayay]

[walaahi]

[haa walaahi]

[see ku ogaatay inaan ku soo wici doonana]

[horta ma iga maarantaa]ayay tiri

Anigii xishood yar inta I galay ayaan hoos u iri

[maya]

[maxaa tiri, kuma maqline]

[maya kaama maarmo]

[cinwaankaygaa kuu soo dirayaa ee galabta guriga iigu imoow sagaal saac]

inta tiri ayay intaanan hadlin khadkiina xirtay

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *