Skip to content
NAAG WACAN

NAAG WACAN

  • Qoyska
  • Labeeb
  • baashaal
  • Adoonsi iyo bahdil
  • Dabo
  • Duumo
  • english
  • visit muuqaal,net
NAAG WACAN
NAAG WACAN
  • aqoondarro waa

    Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 9aad

    ByNAAG WACAN April 14, 2023April 14, 2023

    Arrimahaas daraadood ayey ka fursanwaa noqon weydey in Calimaax in jaallayaashiis degdeg u baxaan oo aadaan Taleex Xaruntii Daraawiishta. Intaanay bixinse ayaa Calimaax ka codsaday in loo joogo ilaa fiidka inta uu arrimo hoos ahaan ah soo dhammaysanaayo, taasna way ka ogolaadeen nimankii kale. Haddii la casheeyey oo ay ahayd abaara siddeedii saac ayaa Calimaax…

    Read More Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 9aadContinue

  • aqoondarro waa

    Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 8aad

    ByNAAG WACAN April 12, 2023April 12, 2023

    Hadday soo dhowaadeen oo xeebtii u yimaaddeen in hal kiilomitir ah, ayaa Cawrali Calimaax ku tiri “Calimaaxoow sida ii muuqata baddan badbaadaynu kaga baxaynaa, in yar baana innoo ka hartay xeebtii, markaas lagama yaabo inaynu dib isugu cidlaysanno oo hadal ku kala bogannee, waxaan kuu sii sheegayaa inaad marti iigu tahay magaalada Xiis ila intaad…

    Read More Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 8aadContinue

  • Qoyska

    guji

    ByNAAG WACAN April 10, 2023April 10, 2023

    https://dev-jacayl.pantheonsite.io/

    Read More gujiContinue

  • aqoondarro waa

    Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 7aad

    ByNAAG WACAN April 10, 2023April 10, 2023

    Halkaasaa Nuur Ciise bisinka cuskaday oo ashahaatey, Ilaahiisna badbaado ka baryey. Waxaa dhacday in miiraalihii roob, hillaac, onkod iyo hig iyo dam, walaalac, iyo qararac ma’ahe wax kale laga waayey, biyihii guud ee cirkana shalalax ugu soo shubmeen doonniddi, baddiina hareeraha iyo gadaal iyo horeba ka soo gashay. Markaasay heehaabtay doonnidii heelaheela dhexe sidii cayayaan…

    Read More Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 7aadContinue

  • aqoondarro waa

    Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 6aad

    ByNAAG WACAN April 9, 2023April 9, 2023

    Saluugla waxay tiri, waa ruux waaya arag ahayde, “waxaan ku dardaarmayaa laba hale hablahaan weli la guursan iga gaarsiiya. Waxay tiri Guunnimo waa geeri haween, Guur odayna waa geesaas haween” Tii labaad oo la yiraahdo haweeya baa waxay tiri, “naa anigu geesaas iyo meesaas waxba ka garan maayee, waxaad hooyaday iga gaarsiisaan haddaan qaraqmo inay…

    Read More Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 6aadContinue

  • aqoondarro waa

    Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 5aad

    ByNAAG WACAN April 8, 2023April 8, 2023

    Kalluunkeennu waa socoobaanka iyo, sodon kun oo jaade, Seerseer macaanow lebediinku waa, ugu sarreeyaaye, Oo Sallalaahu nebigii ayaa, sef ku gawracaye, Saxal iyo abaar kuma kacdiyo, samo kaliileede, Ma saanyado col duulaa hadduu, sarida kuu deexan Saxar cuduri saymaha adduun, abid ma saysaansho, Ninkiise saansaanyahay yaqaan iyo badaha saamkooda, Oo subaxdii horeetaba kacoo, seebka taranteersha,…

    Read More Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 5aadContinue

  • aqoondarro waa

    Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 4aad

    ByNAAG WACAN April 7, 2023April 7, 2023

    “garaad daraney gu’ kaa tegey iyo ma soo noqon galab ku dhaaftaa”. Waxaa dhacday markaa laba sannadood wada joogney iska daa nafac kale ama ninnimo aan ku qabee, wuu cammoobey oo dabkii ka kici waayey, markaasaa geeddigiina la fuuliyey. Markaas in kastoo aan haystey marriin iyo masruuf wacan, ayse ii dhadhami waayeen ayaan damcay inaan…

    Read More Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 4aadContinue

  • aqoondarro waa

    Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 3aad

    ByNAAG WACAN April 5, 2023April 6, 2023

    Naakhuudihii doonnida oo la oran jirey Shirdoon Sugulle ayaa haasaawihii isagoo taageeraaya Nuur Ciise soo dhex galay, wuxuuna yiri, “Caliyow maad iska deysid Nuur iyo reer miyiga faallihiisa, sababtoo ah waxaan qabaa inaadan Nuur hadal la ekaynayn oo uu gabayo iyo maahmaaho kugu hafinaayo”. Nin kale oo afraad lana oran jirey, Magan ayaa hadalkii qaatoo…

    Read More Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 3aadContinue

  • aqoondarro waa

    Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 2aad

    ByNAAG WACAN April 4, 2023April 6, 2023

    Haddaba, Cawrali waxay yaraanteedii ku barbaartay dhulka buurahaas, dhirtaas, shimbirahaas iyo quruxdaas leh, oo gabaygaas ku sifaysan. Cawrali waxay ahayd kuna tilmaannayd gabar aan meel laga saluugo lahayn dhan kastaba ha ahaatee, midabkeeduna wuxuu ahaa midabka midabada ugu wanaagsan oo maarriin dhalaal casaan raac ah. Jooggeedu wuxuu ahaa dherer dhexe oo dhex yar, oo tima…

    Read More Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 2aadContinue

  • aqoondarro waa

    Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 1aad

    ByNAAG WACAN April 3, 2023April 6, 2023

    ARAR In kastoo sheekadanu tahay mid la qurxiyey lana xariiriyey qaarkeed, hase ahaatee waa mid run ah oo ka dhacday dalka Soomaaliyeed, magaalada Xiis oo bad yarada Cadmeed ku taalla gobolka Sanaagna ka tirsan markay qiyaastii taariikhdu ahayd 1913kii ilaa 1922kii waxayna ku saabsan tahay jacayl ay gabar la dhihi jirey Cawrala Barre jeclaatay ninka…

    Read More Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl qaybtii 1aadContinue

Page navigation

Previous PagePrevious 1 … 31 32 33 34 35 … 44 Next PageNext

© 2026 NAAG WACAN - WordPress Theme by Kadence WP

error: Content is protected !!
  • Qoyska
  • Labeeb
  • baashaal
  • Adoonsi iyo bahdil
  • Dabo
  • Duumo
  • english
  • visit muuqaal,net