Jacaylkaygi, xaaskaygii, hantidaydii, part2
Nolol cusb ayaa ii furantay, qof cusub ayaan noqday, waxaan ahay waan ku qancay, waxaan niyada ka rabay inaan helay waan yaqiinsaday, lkn weli ma helin, aragsan baa niyada iiga soo dhacday markaas,
barkintii ayaan beerka gashtay oo isla laabay, goormay naagtaada noqon, goormaad jacaylkeeda hantin, aya is iri, go aana waan gaaray, dhiladaan cad shaqadayda maahan, wa inaan soomaaliya aadaa, jacaylkayga u halgama, fadhi wax laguma helo, ana aragsan niyaysi uun ku heli mayo, waa inaan wax qabtaa.
Laba usbuuc ka dib soomaaliya ayaan u soo duulay, habeenkaan soo duuulayay tii saxiibtay ahay waxay iri, xasuus iiga tag caawa, waana uga soo tagay, xasuus aysan waligeed iloobayn, ayada ayayna ahayd qoftii aad iigu boorinaysay inaan soomaaliya aado oo soo hanto jacaylkayga,
gurigeenii oo markaas banana oo cidii ijaarka ugu jirtay ka guurtay, markii horana cidu ku ijaaratay asaga oo goglan, oo gogoshii taal ayaan imid, sidiin aan u baxnayba guriga waxaa laga kirayn jiray dadka fasaxa dibada uga yimaada uun, aragsan cidooda ayaa furaha haysay oon ka soo qaatay, ayadii ma joogin magaladay ku maqnayd.
Mar danbe ayaa illinka la soo garacay, waan furay, waa ayadii, neeftaa igu dhagtay, wadnihii afka I yimid, hab baan isa siinay, oo isku dhagnay, gudahaan soo galanay anagoo dhexda is haysna, danabka ka soo baxayay ayaa jirkayga dhan saaqay.
Markaan naag weyn weeye, naasuhu ka soo horeeyaan, dhuuban, qoor dheer, aad iyo aad u qurxoon, haba ka sii jeesan baan ku qaban,, waan sheekaysanay, waayo waayo ayaan dib ugu laabanay, markii danbe ayaa is celin waayay oo ku iri
Naag weyn baad noqotay markaan, saxiib ma yeelatay
Maya raga sanadkaan wax la fahmi karo maba ahan, igamana hayso balaayda
Uurkaan ka faraxay, saxiib maleh, raga waa ka aamin baxsan tahay, aniguna waan hubin inay raga agtiisaba ka dheeraato,
Malaha naagahaad ka heshaa hadadan raga rabin ayaan is kaftana oo qosol la socdo u iri
Gabar aan saxiib nahay ayaaba maalin I tiri aan isku dhagsano, waan raaxaysanaynaa uurna qaadi maynee, ayay tiri ayadoo ayaduna qoslaysa
Naa I dhaaf baan iri, mid aanan jeclayn sideedaba ayay ahayd
Oo haday gabar fiican oo ka heshay ahaan lahayd ma ka yeeli lahayd,
ayaan weydiiyay aniga ooy iga muuqato inaan rabo wax ogaado, faraxada uurka aan ka dareemayo malaha la iga dareemi karo, waxaase ku cayntay inay caruur ahayd ayadu oo wax yaabah qaar aysan fahmi Karin
maaqaan walaahi ayay tiri ayadoo si xishoodleh u qoslaysa, tirina
Adigana ma cidlaad joogtaa mase waad guursatay
Ragii dhan waaba nacay, mid laqaato kuma jiro walaahi, wa saad u sheegtay rag lama aamini karo
Haa walaahi ayay tiri
Waan baxnay oo magaalada qado ka soo gadanay, nin walba oo na ag maraa ishuu la racaayaa ayada, masayr baan is xiray anigii, maahan maxay ii fiirin waayeen, ee waa maxay u fiirinayaan ayada, anigu waa niyaystay laabtana waan gashtay in ay maalin naagtayda noqon doonto.
cid iga eegto ma rabo, nin igala hadla marabo, waligay wax sooma shukaansan, maantse waxaan ogaday in aan ahay dadka aadka u masayrka badan, intaan soconay waan is cuncunayay markii nin eegbo.
Sidaas ayaan maalmo ku jiray oo gurigayga inta badan joogi jirtay, waxaan baray in markii ay timaado iyo markay iga tagayso habsiiyo labada dhabana ka dhunkado,
Waxaan khadka ka bartay ninka la yiraahdo nin wacan oo aan fb giisa iyo website kiisa ku xirnahay, talooyin ayuu I siiyay iyo waanaba, sidii uu ii sheegay ayaan hal hal u raacay ana waana ku guulaystay, sheekada aan idiin wade, markii danbana waxay bilowday in ay ayaduna iga dhunkato,
ilaa maalin anoo magaalada maraya aan arkay silsilad yar oo dahab ah oo quxoon, naagtayday ku qurxoon tahay ayaan is iri, waana u soo gaday silsiladii iyo dhago yar yar.
Duhurkii markii ay ii timid ayaan ku iri, manta kadis baan kuu haya
Waa maxay abaayooy ii sheeg
See kuugu sheegaa waaba kadise ayaan ku iriye
Waxay tahayba inaan ogaado ma sugi kari ayay si ilmanimo ku jirto u tiri
Waayahay ee istaag ayaan iri
Weyistaagtay, sii jeeso ayaan iri
Markay sii jeesatay ayaan barkintii fadhiga hoosteeda ka soo bixiyay, dahabkii oo inta gadaasheeda istaagay ku iri idhaha isku qabso, haye ayay tiri, silsiladii ayaan u xiray,
Kala fur indhaha ayaan iri
Waaaw alla qurux badanaa inta tiri ayay muraayadii ku carartay oo is eegaty, ayadoo farxad wajigeeda ka muuqdana igu soo laabatay oo isku kay duubaty ayadoo leh
Mahadsanid abaayo
Wey iga yara gaaban tahay, ayadoo kor ii soo eegaysa ayaan inta afka mac boobsiis ah ka siiyay ku iri
Waxba ha igu mahdin, intaan iyo ka badan baad iga istaahishaaye
Oo dhagihii u dhiibay, markaasay ka sii dartay farxad oo murayadii tagatay dhagihii xiratay, is ku fiirisay, ayadoo faraxsan dib iigu soo laabatay, markaan waan fariistay anigu, inta dhinacayga soo fariisatay oo qoorta iska kay duubtay ayay tiri
Waligaaba waad ii roonayd, markaan yaraa xataa, waan xasuusta
Say iigu duubnayd, diirimaadkii iyo raxmadii jirkeeda ka soo baxay, raaxada aan dareemayay naasaheeda I riixaya iyo dhabankeeda dhabka ii saran ayaan is iloobay oo ku iri
Waligayba waan ku jeclaa
Walaahi ayay tiri
Meel laga noqdo ma joogin, walaahi ayaan ku iri, markaas ayay tiri
Aniguba waan ku jeclaa yay tiri
Korontaa I qabsatay waan hadli waayay, cabaar ka dib ayaan iri
Walaashaa kaa weyn sow maahayn, walaaltinimo ayaad ii jeclayd wan ogahay
Saas waxaan u iri, hadaad ku jirtaa badiiye kala tuur, wax ogoow, ayadiiba tiri markaas ayada oo isii daysay yara xishoonaysana tiri
Sikastaan kuu jeclaa
Ha sii cadaadin ayaan is iri mahadsanid ayaan ku iri
Labadii maalmood ee ku xigtay warwar ayaa I hayay, side wax ugu dhaqaaqaa, amaan jacaylka ay sheegtay in ay ii hayso uu yahay mid walaaltinimo kaliya, ama ka helid uun, meeshaan wax ka bilaabi lahaa ayaan ka fakaray, geesi alla maxiro ayaan maqli jiray.
waa inaad geesiyad noqotaa gabareey, ayaan isku guubaabiyay, sow ninwacan ma oran ha baqin, ee horay ka abaar waa jilicsan tahay gabadhuye, go’aana waan qaatay.
Subixii danbe ayay ii timid illinka markaan ka furay oo sidii caadada ahayd aan hab isa siinay, ayaa anoo ku dhagan waliba si xooga ayaan hoos ugu foorarasaday oo afka afka u galiyay, farxadaydu waxay ahay markii ay inta cirba taagsatay caasha kor iila soo laacday si aan si fiican isku dhuuqno, si xoog lehna iskugu kay dhajiosay.
Intii aan meesha taagnayn oo isku dhaganayn oo aan is jaqaynay, intay la ekayd walaahi ma xasuusto, daqiiqad, labo. Toban. Soddon, maaqaan, ugu danabayn waan kala fuqnay, oo dhicii fadhiga aadanay ayada oo dhexda I haystay madaxeeduna garabkayga ku tiirsan yahay ana garabka haysto oo isku soo riixayo.
Fadhigii ayaan tagnay anagoo sidii isugu dhagan, dhexda inta I qabsatay ayay naasaha iigu soo seexatay, sidaan casharadii lesbiyaanka ku soo bartay, tani waa naagaha loo taliyo, gacmaha dhexdooda ayaan soo gashatya ana, midkeen ma hadlin, aduun kalaan joognay, intii aan saan ahayna walaahi masheegi karo.
Mar danbe ayaan inta garka soo qabtay oo kor isoo jeediyay, afkana mac ka siiyay ku iri
I love you
Qoortayda iyo garabkayga inta wajiga la gashay oo isku kay dhajisay tiri
I love you too
Hadalkeeda waxaan ka dareemay in ay oynayso, inta soo qabtay oo wajiga ka eegay iri
Maxaad la oyn macaanto
Farxadii baa iga badatay, farxad baan la oyn
Aniga markaas indhahyga ilmo ku soo joogsatay
Dhabtayda ayaan ku soo seexiyay kor ii egyasay, oo ku iri
Ilaa goormaad jacaylka dareemaysay
Tan iyo maalintaan caqli yaystay waan ku jeclaa
Oo inta xishootay oo yara qososhay, isa soo rogtay oo wajiga gumaarkayga la gashay tiri
Alx manta waan ku haystaa
Markaan waan gaaray guugshii ama aan dhaho guusha intii badnayn, si fudud oo aanan filayn ayaana ku gaaray, waxaanse go,aan ku gaaray in adoonsi iyo inaan u taliyo anan ku bilaabin, ee si tartiib tartiib ah intaan galin garo galiyo, ma rabo nimcadaan alle isiiyay iska cayriyo
In kasta oo aan walaahi rabay inaan arko ayadoo cagaha iga leefaysa, oo garaacayo, madaxa cag kaga hayo, hadana yaysan kaa didin ayaan igu taaganayd, in kasta oo aan arko inay sub tahay yacni naagaha in loo taliya jecel, hadana u aayari ayaan goaan ku gaaray waxaas waa la gaari doonaaye, waana ogaa in ay aniga igu xiran tahay oo san rabo ka dhigan karo.
Gacantaan qabtay oo laa aaday qolkii jiifka, oo ku iri dharka iska bixi, ayada oo qaawan ayay hortayda soo istaagtay, ana kastuumo kaliyaan isku reebay, waan iss jaqnay isa salaaxnay sariirtii tagnay, jeego inta u seexiyay ayaan dusha ka fuulay oo jaqay afka wax yar soo dagahay naasaha u jaqay, si macaan badan, hoos u sii dagay.
Siilkeedii tagay, aad ayu u qurxoonaa, bushuma dhexdhexaada ayuu lahaa, kintir dheerna waa lahayd, dhunkashaan ku boobay, hamuuntii jacayl iyo tii raaxo ee I hayay ayaan kula dhacay, ayadii riin yar baa ka soo baxay, oo lugihii kala fogaysay,
Faruuryaha inta kala qaadaay ayaan kintirka ka dhuuqay, siilka meel walba carrab ka mariyay, godka carrabka ka gali is iri, maba galayo, fiinta hore lee gashay, waligaa isma farayn miyaa ayaan weydiiyay, maya ayay tiri.
Kor ayaan ugu abaabay oo afka ka jaqay kuna iri, anaa manta ku birka jabin,
Haye xubbii ayay tiri
Farta dhexe ayaan sillka kaga salaaxay, maray raaxo la miyir beeshay oo riimayso ayaan farta godka inta uga salaaxay ku riixay, aaaaaaaa waa xanuun ayay tiri
Anigu maarkaas waan is iloobay oo amar baan bilaabay, qudhayda miyirkii waa iga tagay, oo naagtaan sanooyin ninyada ku hayaya ayaa I hoos jiifta
Us , ayaan ku iri
Haye ayay tiri
Fartii waan ku dhameeyay oo ku jukeeyay, ilaa ay laba jeer biya baxadayna kama saarin, ayadoo ruuxii ka dhacay ayay xabadka iigu soo seexatay oo I dhun dhunkatay, beena idiin sheegi mayo, ee markay saad iigu jiiftay oo I dhundhunkanaysay oo gacmahayga dhexdooda ku jirtay, nin raga oo naagtii uu u raaxeeyay ay ku jiifto ayaan dareemayay.
Maalintaas waxii ka danbeeyaya joogto ayaan u wasi jiray maalin kasta, wax badan ayay iga bariday inay ii leefto, waanse ka diiday, horta ayadu ha jilicdo, ha kaa maarmi weydo ayaa igu jirtay, waana hubay in aysan iga maarmin, maalintii danbe anagoo raaxaysanayan ayaan ku iri
Ma rabtaa ii leeftid
Filan waa ayay ku noqotay oo ayadoo faraxsan tiri
Haa ayay tiri
Ok ii leef ayaan iri
La soco