| | | | |

Jacaylkaygii, xaaskaygii, hantidaydii, part1

Spread the love

Sheekadaan akhristayaal badan ayaa iga codsaday ku soo celiyo, in kasta oo ay tahay sheeko dheer haddana maalin kasta ayaan soo dhigi doonnaa. Sidoo kalana sheekooyinkeenii caadiga ahaa ee website ku sidoodii ayay noogu socon doonaan.

Sheekadaan waa sheeko dhab u dhaacday sida ay ii sheegtay gabadha sheekada ii soo dirtay, waa sheeko jacayl, lahaansho, adeecid, kala sarayn, adoonsi, is fahan, oo dhex martay laba gabdhood, waxayna sheekadii ku bilowday.

Gabar yar ayaan daris ahayn oo aad u qurxoon,  gabar kale lama dhalan cida ayada kaliya ayaa gbar ka ahayd inta kalana wiilal, si gaara ayay anigu iigu xirnayd oo aan is iri waxay kaa ursanayaa gabar walaal oo weyn oo aan alle siin.

Aniga qudhaydu wan u roona oo sidii walaashay yar ayay ii ahay, waxay rabto aan siiyo, magaalada ii raacdo, guriga aysan ka bixin maalintii dhan ay ila joogto, xataa duhurkii markan seexanayo ay ila seexato, qof ifrfircoona waa ahayd oo wax yaaba qaar ayadaa ii dooni jirtay.

Waagi danbe waxaan dareemay soo jiidasho xageeda ah, in aan rabo u baahnahay gabadha yar, markaan sariirta saaranahay aan rabo inaan laabta soo gashto, ayada qudheeduna  meel kale igama abaari jirin ee laabtay ii soo gali jirtay, sidaan laabta u gashanayay ayay baraty ayaan is iri.

Dareenkaas mudo markii uu I hayay, aniga ayaa isla hadlay oo is iri, isku xishoo waa gabar yar, walashaa weyn ayay kaa dhigatay, waa ceeb, tan kale maahan qof weyn oo waxay rabto taqaan, waa uun jacayl walaaltinimo waxay hoosta kaaga jirtaa, sidaas darted dareenkaygii xageeda ahaa waxaan isku dayay inaan duugo oo iloobo.

Waagii danbe dibada ayaan aadnay cideenii, lkn weli niyadayda kama goin gabdhii yarayd aan ugu yeero aragsan e , waan koray waan weynaaday, dareenkii aan u qabayna waa ila koray, lkn howl aduun ayaan isku mashquuliyay inaan iloobo, waxaan joojiyay wicitaankii aan mar mar wici jiray cidooda oo aan ayada mudo la qaraaxaysan jiray, waayo markaan codkeeda maqlo meeshii ayuu ka bilowdaa dareenkaan u qaaday.

Aniga qudhaydu dib ayaan iskugu laabtay oo is weydiiyay, maxaad u jeclaatay gabar, adaaba gabar ahe, maxaa kuuu diida wiilsha shukaansatid, maxaadan hami ugu hayn nin, naagaha maxaan isha ula raaca sida ragu isha ula raacaan, weydiimo badan oo aan is weydiiyay waxaa iiga soo baxay waxaan ka baqayay, gabareey lesbiyaan baa tahay, kama naxin kumana farxin, waxaanse mar kasta ogaa in dumarku isoo jiitaan, raguse aysan isoo jiidan.

Maalin ayaa gabar cadana oo an isla shaqayno xilligii qadada wada sheekaysany, sheekadii ayaa guur iyo meelahaas nala gashay, waxaana weydiiyay in la qabo, waxayna igu tiri

Haa xaas baan ahay

Si kaftan ah ayaan u iri

Ninka ku helay naag qurxoon ayuu helay waa nasiib badan yahay

Inta qososhay ayay igu tiri

Nin ima qabo, naag baan u dhaxa

Lama yaabin oo meeshaan joogo caadi ayay ka tahay, markaas baan ku iri

Waa naag nasiib badan marka

Adiguba qurux miiran baa tahay ayay igu tiri

Oo ii raacisay ayada oo qoslaysa,

habeen dhaweyd xataa waan kugu riyooday, waan qosolnay oo iska weydiiyay

Maxaa gaara oo igu aragtay oo iigu riyootay

Maqaan lkn qaabkaaga ayaa u eg butch, waliba dominant ah, aad baana ii soo jiidatay

Butch waxaa la yiraahdaa naagaha raga sidooda ah oo naagaha kale ninka u noqda, dominant  waa qofka kontroolka haya oo awoodu gacanta ugu jirto, submassive waa tan loo taliyo sida aan ka arkay gabahdaan aan isla shaqayno.

Mudo ayaan ka sheekaysanay arrimahaas, oo aan u sheegay jacaylka halka dhinaca ee aan u qaaday gabadhii yarayd, waxayna igu tiri

Ha ka baqin hana ceebaysan waxaa tahay, waad u dhalatay lesbiyaan, waliba butch ah, waa kaa muuqataa oo naag walba oo lebiyaan ah waa ka dareemi kartaa inaad tahay taliso, waana ii sheegtay inaadan raga jeclayn oo la shekaaysan, ma is weydiisay sababta raga aadan u rabin, gabadha yartaase aad uga heshay, naagaha kalana  uga heshid.

Anaaba ka yaabay taas ayaan ku iri

Waa wax iska cad, ee nafta runta u sheeg, kacsi looma adkaysan karo, naag ka raadso meesha ayay tiri ayadoo qoslaysa

Intaan ana qoslay ayaan iri

Naag lesbian ah meelaan u raadiyo ma anaa aqaan, howshaan midaan aqoon u leeyahay maahan

Sow tan hada ku hor fadhida ayay tiri oo qososhay

Is fahan yaa naga dhex dhacay, waxaana aadnay gurigaygii markii aan shaqada ka baxanay, maalmahaan aan ka wada sheekaysanaynay lesbiyaanimada ana waxaan mashquul ku ahaa wax ka ogaanshada dabeecadaha lesbiyaanka, siiba dominant iyo submassive, yacni taliso iyo loo taliye, waxaana ku qancay sidii ay sheegaysay in aan ahay taliso.

Video yaal badan ayaan daaway, qormooyin badan ayaan akhriyay, sida lagu garto tan loo taliyo tan talisa, xataa sida loo raaxaysto, waxaan si aada u daynaynayay oo aan anigu isla yaabay.

 barashada sida naagta looga dhigo mid loo taliyo ama adoomad,  macalimad ayaan ku noqday lesbiyaanimadii anoon weli naag taaban, maantase ayaa layga raba inaan dabaqo wixii aan soo bartay.

Markii aan galnay gurigii ayaan inta fadhigii isku tuuray ku iri

Cabitaan noo soo qabo adaa taagane

Waxaan uga dan lahaa, in aan arko bal inay ka yara xumaato in aan adeegsado ayadoo marti ii ah, in wax is badala aan wajigeeda ka arko, lkn se yahe ayay tiri oo dhicii jikada aaday oo laba coco cola ah soo qaaday, markay ila soo fadhiisatay ayaan ku iri

Waan ka xumahay adoo marti ii ah waliba maalintii u horeysay inaan ku adeegsado

Dhib maleh, saan horay kuugu sheegayba waxa tahay taliso, marka waxaad kontorooli kartid maahan waa wax kugu beeran inaad talisid, laguu adeego aad rabtid.

Adiga saan ilaa hada ogahay in laguu taliyo adoon noqotid, dowrka aad jeceshahay yahay baan arkaa

Haa, taas miyaaba qarsoon, oo qososhay

Cabitaankii ayaan dhigay oo ayada oo keedii weli caganta ku haysta inta qoorta soo qabtay dhinacayga u soo jaleeciyay afka afka u galiyay, waligay qof ma jaqin la imana jaqin, naas aan leeyahay xataa lama taaban, anigii dhamaa waxa I saaqay jiriirico macaan badan oo I gil gilshay.

Xooga markaan jaqay oon ka fuqay ayay cabitaankii dhigtay, oo labada dhabn inta I qabsatay I jaqday, waan isku dhagnay oo mudo is dhuuqaynay, markii danbe inta sii daayay oo istaagay ayaan gacanta qabtay oo dhicii qolka jiifka u kaxaystay, xeeshaan in naagta gacanta la qabto la wato adoon la hadlin, waxaan ku bartay akhriskii, qofku durba inaad hogaamisid ayuu dareemi.

Sariirta agteeda ayaan hadana isku dhagnay oo is jaqnay dharkii iska siibnay, fikrad waalan ayaa markaas igu soo dhacday oo ah, ayadu ha soo qubaysato ha isa soo nadiifiso, waayo hadii ay noqoto inaan u leefo siil nadiif ah aan leefo, ayaduse kayga siduu yahay in ay ku leefto, markaas ayaan ku iri

Orod soo qubayso soo dhaqdhaqo

Haye ayay tiri hadlkana ima oran, waana soo qubaystay, sriirta anoo jeego u aal ayay ii timid oo dhinaca iga soo seexatay. intaan is gadiyay oo dusha ka fuulay ayaan jaqniin iyo salaaxid ku bilaabay, dareenkaygu markaas suu ahaa ma cabiri karo, lkn naagnimadii meel ay ka baxday maaqoon, nin ayaan ahaa naag dul saran.

Ayadii ayaan soo gadiyay oo dusha soo mariyay naasha iyo meel walba ii jaqday, markii danbe madaxaan qabtay hoos u riixay ilaa ay siilkayga ka tagto, oo leefniin ku bilowday, macaan aan arkay, inaan qarxo waan ka baqay,

Carrabka igu was ayaan iri

Horay ayayna carabkii iga galisay oo igu walaaqday, afkaan kaga  biya baxay kana dhuuq iri siilka biyaha anoo madaxa haya oo siilkayga ku riixaya, anigii ayaa isla yaabay. waligay raaxo ma arag, manta oo ay iigu horeysana bahal ayaa noqoday, naxariis la,aan ayaaban dareemay.

Waa ay isoo dhican jiifatay oo xabadka iigu soo seexatay, inyar ka dib waan isku laabanay, markaan ayadaan u jaqay siilka, waligay siil baa saan u macaan isma oran, wax walba waa igala macana dhadhanka sillkeedu, ayaduna waa biya baxay.

Anoo isla jiifna ayaa weydiiyay

Ninkaagu xagee ku soo daahday sow ku oran mayso

Waxbaan u sheegi doonaa ayay tiri oo raacisay

Adiga hadii naagtaadu kaa soo daahdo ma ka xanaaqi lahayd

Anoon fakarin uun baa iska iri

Ayada oo aan ii sheegin hadii ay iska soo daahdo, ciqaab baan marsiin lahaa, waan garaaci lahaa.

Runtii waxaan ku keenay hadalkaas ma aqoon waan iska iri, waayo dil oo garaac qof waligay iguma soo dhicin.

Inta suxulka mudatay oo hoos iisoo eegtay ayay tiri

Maxaan ku iri hada ka hor, talisaa tahay sow kuma oran, waliba nooca ugu khatarsan baa tahay waadan is ogayne, manta ayaaba igu filan intaan kaa arkay, naagtii ku heshaa nin waa heshay.

Hadalkaas meel fog ayuu iga taabtay, waayo waxaan xasuustaya saan ugu raaxaysanayay intii yarayd oo aan amrayay, bahalnimada aan gudaha ka dareemayay ee aanan banaanka soo dhigin ayaan ogaa.

Hada ka dib ninkaaga ninkii aad ku khiyaami lahayd baan ahay, lover kaaga, saas ma rabata

Haa, ayay tiri

Waxay ii sheegtay in naagta lihi ay usbuuca danbe fasaxaxeedii sanadka qaadayanayso oo dal kale u dalxiis tagayso, intaasna ay aniga ila joogi, habeenkiina waxay ii soo dirtay video sida naagaha loo ciqaabo loo adoonsado laga barto.

La soco

Similar Posts