Wadaadkii ay gumaysatay part12

Spread the love

Waxaa ku soo dhacay in ay taakayso,  farteeda dhexe iyo suulka ayaya ku taakaysay, maga dhawa wax badan buu ka sii dheeryahay, kan taako iyo bar ka badan ayay is tiri, dhexda ayay qabatay  si ay dhumucdiisa u qiyaasto, sidoo kale farta dhexe iyo suulka ayay ku cabirtay, waase isa soo gaari waayee, dhumucdiisaa ka weynayd.

Mac inta madaxa ka siisay ayay tiri

Haddii uusan aniga I gali lahayn, walaahaan u rumaysteen waxaan baa naag gali kara, war kan oo kale waa lagu shaqaystaa, ayay tiri.

Markaas ayayna ku soo dhacday in ay ku shaqaaysato oo ayba lacag ka samayso guskiisa, lacgta se waxaa ka horeeya saxiibteed canabara naagta soo tababa bartay oo rag wuxuu yahay bartay oo la talin jirtay,.

oo hada weynaatay sanooyina aan gus arkin oo nin laan joogtay, kan hadaan u geeyo oo uu waso ducaanban ka helayaa ayay is tiri, waana go’aansatay in ay u gayso ha wasee, lixda iyo shan jer meelahaas weeye aan sanooyin la wasin oo bikra ku soo laabtay, walle war waa ku haystaa canbaroow kan markaan kuu keeno, ayay niyada iska tiri

Afka inta kala qaaday ayay jaqniin ugu dhaqaaqday oo hadba dalqa inta gayso oo inta tabarteeda isku riixdo, ayadoo neef tuuuraysa afkaa ka asoo bixyaa, xininyaha hoostoo ayaga qudhooda meel aysan ka jaqin ama ka leefin maleh, jarays yar iyo taah ayuu bilaabay.

Dabada afkeeda ayay far dhexaada oo ay afkeeda inta galisay ku qoysay kaga salaaxday, oo ku wareejisay ayadoo guskii jaqaysa, riinkii wadaadka oo soo batay ayay maqashay, waana ku waday salaaxi oo tiri

Macaan miyaa dadba kuu salaaxay

Waligay inay saan u maacaan tahay uma haysan

Weli wax ma arkin sug ayay tiri

Oo farta in yar galisay asagoo xanuunsaya oo aaaa leh

Waxaad argtaad dabada iga galisaa markaas baad far ka aaaa layn, war adkayso ayay tiri.

 Oo ku sii waday ilaa ay nus galisay gabina ku ruxday kuna dhamaysay, wadaadkii macaan uusan waligiis qiyaasan baa helay, lugaha inta sii kala qaaday ayuu dabadii kor u soo qaaday, markay aragtay in uu u bogay ayay ka saartay.

Asagii inta kor u abaabatay ayay wajiga kaga fariisatay oo tiri leef,  markuu xoogaa leefaba carabka gali ayay tiraahdaa markuu galiyana waa ku fariisataa si fiican, neeftu markay qabato ayay ka dabcisaa, markii danbe carabii oo gudaha ku jiraya ayay inta ku fariisatay ku haysay oo ku biya baxday.

Cab waryaa biyaha cab ayay ku lahayd, markay is tiri biyihii oo dhan afkiisay ku shumeen, ayay kor uga yara kacday, asna neef weyn ka soo fuqday, ku tiri inta madaxa ka dharbaaxday

Yaa jooji ku yiri qurun yahow, leef warayaa, ii dhuuq kintirka,

Markaasuu bilaabay muudsado kintirkii.

Dib inta uga dagtay oo siilka laba far iska galisay qoyaankii guska ugu tirtay,  oo inta qabatay  dabdeeda saartay isku riixday, asna  ku tiri, kor ig soo riix adoon ayahay, waa ay ogayd in ayadu inta isku riixdo uusan galayn, oo xanuunku markuu ka bato ay iska dabcin.

Asaguna casharo hore ayuu haystay, dhexda inta xoog uga qabatay ayuu hoos u riixay asagoo asna kor ugu soo riixaya,  aarsigiisu intaas ayuu ahaa guska ku xanuujiyo, minkana kaga raaco ilaa ay ka socon weydo, dabada qasab kaga galiyo, nin aarsaday ayuu isku haystay markaas, in kasto oo uu oga in ay ayadu rabato xanuunka oo ku raaxasato.

Sidaas ayuu la hayste u ahaa wadaadku, yadana waxaa ka go’nayd in ay canbara u gayso, canbara waa saxiibteed waa naagtii u dajisay qorashaha ay ninkeeda ku haysto,  khibrad badan u leh raga sida jilbaha loogu dhigo, xeeeeshii ay u sheegtayna waa ku guulaysatay oo waa tan manta ninkeedu cagaheeda ku hoos jiro.

Abaalkeeda waxay ku gudi kartaa waa in wadaadka u geyso, maalitii danbe ayay canbara u tagatay, say u sheegkaysanayeen ayaa sheekadii rag ka gashay, markaas ayay weydiisay.

Horta goormaa nin kuugu danbaysay

Ma dhaweyn, raggii gabdho yar yar oo siilka la ordaya ayay arkeen ma habar bay ku soo leexan ayay tiri

Ka waran hee mid yar oo kaa shaqeeya ahadaan kuu keeno

Naa iga tag ha I waaline ayaa canbara tiri

Walaahi bentay maaha, anaa leh guriguu ii joogaa

Oo muxuu ka qabtaa gurigeega, ma inuu ku wasuu kuugu joogaa, aawayse ninkaagi markaad nin kale guriga ku haysatid

Maya waa waardiyaha guriga waana is fahanay, ninkayguna juuq ma dhihi karo waad ogatahy, mahadaasna adaa iska leh, abaalkaaga waxaa ku gudo maaqaan, ee kan guska adameerka leh ayaan kugu xiri ayayku tiri

Oo ma gus weyn yahay ayaa canbaro oo malaha dareen galay tiri

Bismilaahi asagoo kale ma jiro, inta tiri  gacanteeda inta uu qiyaas la egayahay ugu cabbirtay

Naa beenta iga daa wax guskaas leh ma lehe, sow dad maaha wuxu ma dameer ba

Adaa arki doontid ayay tiri oo mobile u dirtay wadadkii kuna tiri guriga canbaro iigu imaaow hadda.

Wax yar ka dib waa yimid, waqti iyo war midna iskama khasaarin ee waxay ku tiri

Dharka sii waryaa

Waa yara xishooday, inta istaagtay ayay macawistii jaf ka siisay, guskiina salaaxday, waana yara kacay, canabaro indhaa ka soo haray oo tiri

Waagaan dhallin yarada ahaa kan xagee jiray

Hadaad haysaa ha shalayn ayay ayadiina ku tiri.

la soco qaybta kale

naagwacan

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *