Rag ka roone part1

Spread the love

Sheekadaan gabar ayaa ii soo dirtay waxayna ku bilowday sidan

Magacaygu waa fartuun waxaan ku noolahay east africa aniga iyo ninkayga iyo laba caruura oon dhalay, ninkayga wan jeclhay lkn dhinaca wasmada iyo raaxada kuma wanaagsana oo dhaqso ayuu u biya baxaa,

taasna waxay ii geysay in aan suuqa ka qaraabto oo rag kale la raaxaysto, kacsigii ninkaygu Iga goyn waayay aan rag iga gooya raadsado, rag badana wan soo hoos seexday mid ayaase taariikh igu reebay oo aan rabaa maanta inaan idin kaga sheekeeyo.

Ninkayga ayaa xanuunsaday oo aan geeyay dhaqtar, waana la seexiyay, wuxuu ku jiray muddo saddex cisho ah, isbitaalka waxaa joogay wiil soomaali ah oo turjumaan u ahaa dadka aan afka aqoon, qol yar ayuu leeyahay uu fariisto markii aysan joogin dad uu u turjumo, anigana halkaas ayuu yiri ku naso oo I geeyay.

Maalin labaadii markaan u imid ninkayga ayaa anoo la jooga dhaqtarkii soo galay oo banaanka u bax la I yiri, waxaana tagay qolkii wiilka, mobilkiisa oo meesha yaala ayaan soo qaaday waxaan ka rabay maaqaane,

waa uu furnaa waxaana u koreeyay video, waana shiday, wasmo ayuu ahaa,daawashaan ugu dhaqaaqay, nin naag inta foorariyay gadaal ka soo galiyay guska oo xoog ugu garaacaya ayuu ahaa, dareenkaygii baa saa id u kacay, hoosna waan ka qoyay,

sidii anoo u eegaya oo aan miyir kale lahayn ayuu ii soo galay, mana dareemin soo galitaankiisa, mar danbe ayuu yiri,

videogu waa kuu baxee.

Waan isku yax yaxay wiil curadkayga la fac ah in uu arkay anoo wasmada daawanaya, waxaan iraahdaan garan waayay, inta ii soo dhawaaday ayuu yiri

Caadi weeye waxaas

Hortayda ayuu soo istaagay, surwwelkiisa oo soo kuusan baan arkay, waa uu kacsaday ayaa is iri, anigana xishoodkii ayaa iga batay, markaas ayaan kac oo kursigii ka istaag damcay, garbaha inta I qabtay oo fadhigii igu celiyay oo labada dhaban I qabtay,

afka afka ii galiyay, runtii kadis iyo yaab ayay igu noqotay markii hore, inaan iska celiyana iskuma dayin, durbadiiba dareenkii horey ii kacsanaa ayaa sii kacay, dhexda anoo qabsaday wiilkii oo si fiican luqunta kor ugu taagay ayaan is arky, jaqid iyo dhuuqid ayaan ku bilaabay faruuryihiisa iyo carabkiisa malabka ka macaanaa.

Xooga markii uu I jaqay ayuu iga joojiyay oo yiri

Ka waran sow macaan maaha

Indha adaygiisa ayaan la yaabay, naag weyn oo dhali karta ayuu sidii dhoocil yar oo aan wax soo arag ula hadlayaa, yaab, walle boqolloow yaraan maleh ayaan uurka iska iri, oo aniga oo baraf ka qaboow iri

Haa, lkn waa ceeb, hooyadaa oo kale ayaan ahay, wiilkaygaa isku factihiin

Rag yaraan maleh, ma I quursanaysaa ayuu yiri

Ee caruur baa tahay, weli ma adaa nin weyn noqday, ana hooyadaa oo kale ayaan ahay,

Oo si kaftan ah u iri

Ma adaaba wax I deeqsiin kara

Hadal asaga oo aan oran ayuu jiinjyeerkii surwelka furay oo kastuumadii inta hoos u jiiday banaanka soo dhigay wax aanan noloshayda arag, xataa aanan ku riyoon oo yiri

Kan ma kugu filan yahay

Weli aniga oo ku dhaygagsan ayaan miyir la’aan u iri

Bismilaahi, Igana badan

Qabo ayuu I yiri

la soco qaybta kale

naagwacan

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *