Mataantaydii adoontaydii part1
Aniga iyo walaashay mataamo ayaan nahay, aad u qurux badan, waxana ku ogaaday inaan qurxoonahay, saan aydaan arkaa oo la iga jeexaye, dhinac walba waan iska mid nahay. Meesha kaliya een ku kala duwanahay waa ad adkaanta, anigu naag adag oo cadkeeda la cuni Karin baan ahay, ayaduna qof intuu jilicsan yahay bay jilicsan tahay….
