Nuur iyo maamadii

Nuur wuxuu kamid ahaa shaqaale ushaqeeya reer lacagleh odayga guriga iskaleh waa axmade waa nin inta badan safar kumaqan nuurna wuxuu kayimid baadiye si uu reerkiisa u caawiyo waxaa ladajiyay qol kuyaala irida guriga oo looyaqan qolka washmanka ama ilaaliyaha guriga reerka uu ushaqeeyo waxaay kakooban yihiin xaaskiisa iyo wiil 18 jira iyo gabar eey…