Sidii adoon laygu tababaray part1
Nin qurux badan ayuu ahaa, Khadka ayaan isku baranay, wax badan ayuu iga weynaa 19 bana ahaa asna 52 jir, hadal macaan sheeko fiican, heer waxaan gaaray hadii aanan la hadal habeenkii aan hurdyan hadii aan hurdana aan ku riyoodo asga. Waan ku jeclahay ayaan iri, wuxuuse igu yiri ima jeclaan kartid Waayo ayaan iri…
