Sodah lagu wasay shan part1

Spread the love

2016 waxaan ku noolay Addis Ababa waxaan u joogay dacwad dalka norway ah oo eey xaskeyga igu qaadi laheyd xaskeyga waxaa dhalay adeerkey oona igu daray gabadhisa wax caruur ahna iskuma dhalin.

 xaskeyga xiligas waxeey jirtay 19sano ana waxaan jiray 34sano runtii aad ayaan ugu da weynaay.

Dacwada dalka norway weey igu dheeratay interview xitaa la iima wacin waxaan go’aan saday inaan shaqo u raadsado dalkeena hooyo ee somaliya anigoo qorshahas kujiro ayaa waxaa ila soo hadlay aderkey oo iga codsaday inaan u shaqo utago dalka Qadar oo halkas ku lahay ganacsi maqaayad oo asna ku laaban rabo dalka oo asal ahaan ka yimid ee Australia.

 adeerkey waa nin aad u da’weeyn qiyaasti waxoo jiraa 60 dhoorsano Xaskiisa koowad iyo carurtisa ayaana ku nool dalka Australia. Waxaan ka aqbalay codsikiisa lkn waxaan ku dhahay waxaan ubaaha nahay inaan sameysto Passport. Oo aan somalia taga kadib ayaa imaan doona dalka qadar ok ayee igu yiri.

 lacagta passport iyo lacagta safarka ayuu isoo diray waxoo iishegay inoo ka tagayo dalka qadar oo eeysan isku soo gaari Karin ee intaad ka imaneyso waxaa ganacsiga sii wadayo xaskisa labaad oo u dhashay gabarta aan qabo.

da’ahaana waxeey jirta 38 lkn ma ahan qof aan isku fiican nahay waayo waxeey aad ugu soo horjeeday inaan gursado gabarta eey iyadu dhashay iyadoo mar igu tilmamtay inaan ahay nin balwada aad u isticmalo.

anigo iyada dhibsanayo inaan kusoo dago markan dalka Qadar tago ayan iska ogaaladay ileen dan shaqo ayaa iwado adeerkey sidaas ayuu ku baxay oo uu ku tagay dalka Australia waxii intaas ka danbeyey waxaan xiriir lasameeyey xaaska aderkey marna sodahda ii ah oo uu adeer kala balamay inaan waxaan u baahdo oo lacag ama biil eey iyadu isoo dirto inta aan ka imaanyo dalka qadar.

 lkn mudo qiyaas ahaan Sideed-bil ayee igu qaadatay inaan Dalka Qadar tago sababto waxaa iga soo daahay Passport Somali iyo Visaha aan ku tagi lahay dalka Qadar mudas Sideed-bil waxaan cadaadis iyo af xumo kala kulmay sodahdeyda oo awalba aan isku fiicneen.

 mar eey lacagta biilka iga soo daahiso mar eey mobilka igu dhageysato intaas waan u samray lkn waxaan fahmi waayey ama shaki igaliyey ayaa ah bilaha qaar ineey biilka igu soo dhiibtaa niman somali oo dalka qadar joogo.

 waxaan garan wayey xiriirka ka dhaxayo nimankas mudo afar ah markey arinta nimanka soo noqnoqatay ayaa waxaan la xiriir aderkey si aan ula socod siiyo arinta nimankan iyo waxeey tahay balse adeerkaba waa adeer maahsan oo aan aduunka lasocon markan ayoo igu jawabay

 adeer waa niman macaamil ka ah maqaayad ganacsina ku leh qadar

waxoo dhahay lkn adeer nimankan waxeey iila egyihin kuwa dhalinyaro ah ee iilama eko niman adoo kale oo ganacsi ku leh qadar

ayuu dhahay

waa iska dhalinyaro mesha ka xamaalato maqayadana ka cunteeyo markey eedada mashqulka ka bato ayee biilka kasii diran dhib ha u arkin adeer markad qadar tago adiga iska baran doono

anigo sidaas u yaaban ayaa xaskeyga u dhahay iisoo ogaw hoyada biilka nimanka ka dari waxaa jiran niman lacagta dadka ka dhaco inteeysan hoyoda dhicin aan kahor tagnee markiiba waxeey igu jawabatay

abowe waa niman la yaqano kama suurtowdo ineey hooyo lacagta biilka ka dhacan

waxaan weydiiyey adiga sidee ku ogaatay

waxeey tiri hooya ayaab i bartay waa wiilal fican.

Markas kadib waxaan sugi wayey inaan mar un aan tago qadar si aan u ogaado wax kasocdo ugu danbeenti ilaah woo ii fudeydiyey waxaan ka dagay dalka qadar lkn waxeey igu sameeysay sodaheyda ayaa ah ineey ii jarto ticket safar dheer ah oo aan Sadax-saacadod ayaa ku xayirnaado Dalka Emirates iyo markan dalka Qadar imaaday inaan kasoo dago Hamad international Airport.

 halka la rabay inaan kasoo dago Doha Airport waxaan safro oo aan soo daalo habeen xili danbe ayaa imid Qadar mise markan wacay sodahdeyda mobile igama eeysan qaban aderkeyga ayaa wacay oo aan usheegay arinka iheesto asigoo ila qeybsan dhibka kujiro oo igu yiri

adeer xiligan waa xili eedadana weey hurada ayaan umaleynayaa ee hotel iska seexo biri ayee ku imaaneysa ama wiilasha ayaa kuso doonayo

haye ayaan dhahay sidii ayaan hotel kuseexday lacagtii intii hortay hotelka ku baxday.

subaxii ayaa wacay sodahda markey iga qabatay ayee igu dhahday

maqayad ayaa ushaqa taga wiilasha ayaa ku imanayo ee halkaga joog

mudo Sacad-iyo bar ah kadib ayaa wiil isoo wacay

soo muniir ahan ayuu hadalka igaga bilaway

haa ayaan dhahay

xagee jogta ayuu igu yiri

halkan joogan u sheegay markas inteey iyaga isla hadleen ayee igu yiraahden Airport fog ayaa kasoo dagtay ee maxaa doha airport u imaana weyday.

waxan kugu jawabay sxb ticket Shamso ayaa ii jartay Qadarna makala aqaano.

 markas ayee hadana isla hadleen iyagoo dhahayo

waa naag waalan ma waxee rabtaa ilaa iyo hamad tago ma tagi karno

kadib aniga ila hadleen oo igu yirahden sxb meel fog ayaa jogtaa ee bus soo raac kadib doha imaaw kadib nasoo wac mobilkana waa liigu damiyey.

 sidii ayaa bus kusoo raacay oo aan ku imid doha anoo yaab iyo daal isku darsaday sidii ayaa ku imaday doha wiilashi ayaa wacay oo imaaden Sadax-wiil ayee ahay markan isbaray ayaa guri imanaay waxaa kusoo dagay guri Qurux badan oo ween Afar qol iyo Labo Fadhi ka kooban iyo labo musqul.

 guriga marka la ii kala tusay iyo qolkan ka seexan lahay waxaa la idajiyey qolka hoose,  guriga ayaa ah Sadax qol oo kor ah iyo hal qol oo hoos ah waxaa la dajiyey qolka hoose wiilasha ayaan weydiyey xiliga eey sodahdeyda imaan doonto ma ogin ayee igu jawaben ana hurda tacban lahay markiiba waan seexday.

Qore

Nolosha familka

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Qof  sheeko haya waan soo dhaweynayanaa ee soo dira

Ninwacan1@gmail.com

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *