Adoonkaygii part5

Spread the love

Ayaan iri inta guskii dhab siiyay, asaga oo neef ka soo fuqday ayuu

[kan adaa iska leh, wax kale miyaa jira]

[maya ee waxaan ku weydiiyay, markii lagu waso miyuu kacaa kaliya, mise caadi baad u kacsan kartaa]

[mar kasta waan kacsan karaa]

Markuu saas lahaa guskii oo soo weynaanaya oo salaxaygii hurdada kaga kacay ayaan dareemay

[naagaha ma wastaa]

[dhowr uun baan wasay]

[oo adoo kan wata oo kacsan kara maxaad naagaha u wasi weyday

[kama helo, in lay wasaa ka macaan]

Guskii markaan waa soo kacay si fiican ayaana u qabtay, weynankiisa markaan dareemay ayaan soo xasuustay arrintii igu taagnayd ee ahayd, walaalna ma la wasaa, markaasaan weydiiyay in uu walaalkayna la waso

[maya, nin raga weeye in uu wax waso uun uga cadahay]

Markaan intaas hubsaday ayaan qaboobay oo hadalkii meel kale u qaaday uu ku iri anoo qoorta ka salaaxaya

[sow dumaashiday ma tihid marka]

[walaahi shaydaamad baa tahay, adiga ma ku faraxsan tahay dumaashidaa ahaado]

[ma gabar aan ku farxayn baa jirta walaakeed oo rag ah oo wax wasaya]

[sax]

Waxaan la yaabay marba marka ka danbaysay waa uu isa soo badalayay, waxaa ka sii dhamaanayay ad adaygii raganimada oo habda wuu sii jilicsanaanayay, xataa dhaqaniisa iyo hadalkiisu naag ayay sii noqonayaan, kama qarin ee waan weydiiyay

[markii aan kacsado inta yar oo raganimada igu jirta waa iga baxda, naag ayaan isku qaataa oo noqdaa, in kasta oo mar kasta niya ka dareemo inaan naag  ahay hadana markaan kacsado ayay igu soo baxdaa]

[qoorta inta soo qabtay oo afka ka jaqay xoogaa ayaan ku iri

[naagtayda ma noqonaysaa marka]

[walaahi adiga nin lagaa dhigo ayaa ku fiicanayd, haa waan noqon hadada rabto]

[waryaa, waxaan rabo anigu iska daa, ee adigu ma rabtaa naagtayda noqotid]

Kas ayaan hadalka ugu kululeeyay

[haa waan rabaa]

[naagtayda labaad baad noqon,marka]

[naag kale miyaa leedahay]

[haa lkn mid siil leh, adiguna tii guska alahayd baa tahay, sax]

[sax]

[Siib surweelka]

Inta istaagy ayuu siibay, hortayda soo istaag ayaan iri oo istaag, naag kasta guskii ayay ku riyoon jirtay ayaa hortayda ka arkay, dherer buurni ayuu isku darsaday, kan uu ku yaalna qurux alla u dhameeyay, inta labada gacmood ku qabtay ayaan madaxiisa afka la galay oo ma jaqine muud muud saday, xoogaa markaan saas ku waday ayaan asagii ku iri

[adoo kan kugu yaal side laguu wasay, wa yaabe]

[kan aduu wax kula yahay, kan kugu yaal ayaan ka jeclaan lahaa in uu igu yaal]

[seeya]

[ilaa maalintaan caqliyaystay, naag ayaan isku haystay, waligay nin iskuma qaaday, kana meeshuu iskaga yaal maahine,niyada naag baan ka ahaa waligay]

la soco qaybta kale

naagwacan

Similar Posts