Dumaashiday oo la soo furay ayaa noo timid oo guriga nala soo degtay, waxayna ahyad furiinkeedii labaad, raga waxay u haysan weyday ama loo furo waa lala yaabay, aniguse waan dareemay cillada. Waa naag qaylo badan oo nin iyo naagba indhaha ka gasha, nooca soomaalidu tiraahdo waa qof karti badan. Xaaskaygu xataa waa ka baqdaa … Continue reading Xaaskayga walaasheed
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed