Eeydaadaan ahay mudane, part2
Aniguna halkaas ayaa ka sii waday, mar mar anoo ayada gardaraysnaya oo aysan wax khalada samayn ayaan isku xanaajiyaa, maalmihii hore maxaan sameeyay ayay odhan jirtay, lkn markii danbe markaan ku xanaaqo ama isku xanaajiyo, waxay horay ka dhihi jirtay, raali ahoow. Taas waxaan u arkay baaq ah adaan ku hoos joogaa, gar iyo gardaro…
