Marwo I dheh waryaa part2
Markay oyday ayaan sii daayay oo dan igu kaliftay sasabo, garabka intaagacata ka saaray oo xagayga u soo jaleeciyay ilaa madaxeedii garabkayga ku nasto ayaan iri Maxaad la oyan Xoog miyaad igu maquunin, maxaa ii ceejisay ayay tiri ayada oo weli oohintii ku sii danbayo Abaayo raalli ahoow, walaahi xoog igama haynlkn kacsi baa I…
