Jacaylkaygii, xaaskaygii, hantidaydii, part1
Sheekadaan akhristayaal badan ayaa iga codsaday ku soo celiyo, in kasta oo ay tahay sheeko dheer haddana maalin kasta ayaan soo dhigi doonnaa. Sidoo kalana sheekooyinkeenii caadiga ahaa ee website ku sidoodii ayay noogu socon doonaan. Sheekadaan waa sheeko dhab u dhaacday sida ay ii sheegtay gabadha sheekada ii soo dirtay, waa sheeko jacayl, lahaansho,…
