Guska walaalkay part7
waxaan soo baxay walaalkey iyo ninkayga oo shekaysana, walaahi murug ayaan dareemay markaan arkay ninkayga sida uu ugu faraxsan yahay seedigiis guriga yimaado, siduu ula sheekaysanyo iyo ixtiraamka uu muujinayo, waayo ninkii naagtiisa hada dhow wasay weeye, una balan san tahay berri inuu waso, sida qorshaha iigu jirta aniga uu waligiis I waso. Ayagoo sheekaysana…