xanuunkaan uqabatimay

Waxaan jiray 14 sano, waxaan qabay caado aan cunada cunideeda joojin Karin, aniga oo aan gaajo I hayn ayaan iska cuni jiray, cidaydu waa arkeen xaalkaga. Maalin ayaa dhaqtar aabahy saxiibkiis ah aabahay u sheegay wuxuuna ku yiri, waa jiro la iska daaweeye, waa cudur jira dadka aan cunida joojin Karin ee isbitaalka gee, qayba…