Jacaylkaygii, xaaskaygii, hantidaydii, part8
Waa runtaayoo naagtaas sidaas loo garaacayo, indha aan ninka ahayn maleh, isaga tag, ha lagaa furo waa diiday, maxaanse war ugu daalaa adigaaba jooga oo si hoose oon dadku ogayn, jugta lagugu hayaa ahadana wax walba ka jecel ninkaagee Labadayda indhood waan ka jeclahay walaahi, Xasuustaas ayaa igu dhalisay in aanan caaca naxariis tusin xaaskayga,…