Sidaas ayaan ku noqday hanti ay leedahay
Magacayga inana sheego ma rabo, waxaan ahay xaas, laba caruura leh, ninkayga waan jeclahay, waa ii roon yahay, runtuse waxaa weeye, in kasta oo jeclahay, hadan inaan qof kale I yeelan Karin saxiibtay maahine. Aniga iyo ayadu waan isku ogayn guursano si caruur u helo, ujeed kale oon u guursanay ma jirin, caruur kaliya ayaan…