Saan xaaskii aabe ku noqday

Sheekadaan waxaa laga yaaba in aad la yaabtaan lkn waa sheeko run ah, hooyo ayaa xanuunsatay oo kansar ku dhacay, maalin ayay markaas igu tiri Aabhaa yuusan murugoon, markaan dhinto ka dib ha baxo magaaladiisa ha aado, naag ha raadsado, cidlaa tyuusan joogin, hadii uu diido oo naag raadsan waayo, adigu arrinta la waareeg Waan…