Adoonsi iyo bahdil | baashaal | Dabo | jacayl
Mudanhaan sugayay part 1
Waxay ahayd habeen aad uu qurux badan waxay ii ahayd habeenki iigu farxad badnayd noloshayda, qofkan mudo sannado ah aan sugayay ,waxan uu qabay hamun badan, wa mudanahayga,ninkayga,wehelkayga,wax walba isagaa ii ah, boos walba ii buxiyay, waa habenkuu airporka kaso dagayay, inta aan isnaqaanay isma arag telefon uunbaan kawada hadlaynay. midba midka kale ayu sugi…