|

macaanka xanuunka

cid wax ka khuseeyaan maleh, waa ninkayga waa jacaylkagay, waa mudanahayga, siduu doono ha I yeelo, ha igu raaxaysto, ana ku farxsan baan ku sidaas waxaan ku iri, walaashay oo tiri ninkaan ku bahdila oo ku adoonsada maxaad ku falaysaa, hooyaday isbtaalka markii ay I gaysay oo gumaarku I xanuunayay,dhaqtarku yiri, minkaa jug culus kaga…