Hal maalin baa laba jeer lay xoogay
Aniga oo yar oo 13 jir ah ayaa maalin markii aan school ka soo baxay anoo guriga u socda arkay nin dheer oo madoow oo baabuur ka soo dagay oo meelha eegeegaya, in uu wax raadinayo waan gartay, markaasaan ku iri Wax kaalmo ah miyaad u baahan tahay Cinwaan baan raadinayay ayuu yiri Xaafadaan ana…