Gabdha yar yar xataa waa u baahan yihiin
Sheeko gaaban Sheekadaan waxay dhacday markaan 10 jirka ahaa, toddobaadyo ayaa xanuun caajisa cml ah I hayay, ma ahayn caadadii, oo weli ma gaarin, hooyo waxay tiri waa iska calool xanuun oo kiniin xanuun baabi iye ah isiisay, Xanuun gudahayga ku jira ayuu ahaa, oo siilkayga ka bilaabmaya, si kastana waa iiga tagi waayay, yanci…