Futoweyn

Sheekadan waxeey ka dhacday Addis Ababa aniga iyo dhalinyaro oo iska fadhino internet Cafe hortisa internet waxaan isku imaado dhalinyarada xafada oo kuwa kaftama ku shekeysta inta internet waxa isticamlo dumarka lkn badan waxaa lawada socdo wilal eey famil yihiin haben haben kamid waqtiga. marku ahay 8 haben waxaa internet kasoo baxay nin kucusub xafada…