DUUMO-Jacaylkaygii koowaad part3
Inkasta oo dabadu I xanuunaysay oo socodku dhib igu ahaa, hadana raynrayn baa I gasha markii aan soo xasuusto siduu u yiri, naayaa xasna, laabtaa baraf iga maraa. Gurigii waxaan tagay anoo macaan iyo xanuun intaba dareemaya, anoo nin naagtiis ah, anoo waxaan raadinayay helay, in kasta oo aanan ka dhargayn gus ciil aan u…