Dumaashi baa I dilay oo I wasay
Walaashay gurigeeda ayaan soo booqday, waxaana isoo qaaday oo ikeenay wiil aan saxiib nahay, xoogaa markaan joognay ayay I tiri meel baa gaarayaa inaan soo daahana waan ka baqayaa, ee dumaashigaa qadada u sii kari, haye ayaan iri Walaashay waxaa nahay mataamo isku eg oon la kala garan, xataa jir ahaan iyo cod ahaan isku…