Burjiga guska
Wax badan baan raga soo arkay, intaas oo dhan runtii burjiga guska ee dhabta ah ma arag. Maalintaan arkaan idin kaga sheegayn, sheekadan yar ee gaaban. Maalin anoo jidka maraya oo sal weyn oo igu yaal hadba dhinac u tuuraya ragga oo dhan ay isoo eegayaan, ay nin dhalin yara ah oo wiilkayga ku fac…