Qoys labeeb ah part3
markay soo baxeen ayaan ana banaanka u soo baxay, eedo naagtii la dilay oo cabaadaysan maba han, il raxmad iyo galgacayl leh ayayba hooyo ku eegaysaa, oo hadba inta ilooqdo inaan joogo hooyo calaacasha bowdada ka saaartaa oo salaaxdaa. Eedo hooyaa leh, shaki kuma jiro, waxaan dareemayay in aanan hooyaday xagaas ka raacin, waayo ayadu…