Adoonkaygii part3
[waaaw walaahi waa runtaa naagahaba ka suugo macaanid] [barasha gaar ah iyo xirfad ayay u baahan tahay karintu, naagihiinu waad iska walaaqdaan uun] ayu yiri oo qoslay Markuu qoslayo ayaa jileeciisuu soo baxay, nin buuxa in uusan ahayn ayaad ka dareemi kartaa siduu u qoslay iyo qaabka xarakadiisa [oo kan muxuu Meesha kuugu fadhiyaa, muu…
