Adoonkaygii part7
Adiga iyo muxsin waxaad isku sheegtaan baan isku sheegnaa ayaan uurka ka iri, qolkaugiina galay. Saafi waa saxiibtay, waa naagtayda, waa walaashay oo kale, warka aan wado maantana inaan u sheego ma sugi karo, qolka markaan galay anoon dharkii siibin inta sariirta isku tuuray ayaan wacay ayadii, markay iga qabatay ayaan ku iri [naa war…
