Xaji cabdi part 1
Xaaji cabdi daris ayaan ahayn, waa nin weyn da’ ahaan 50 ilaa 55 ayuu ahaa, xoog leh, xaafadana laga xushmeeyo, naagaha xaafadu markii uu jidka marayo kulli hoosta ayay ka fiirin jireen, waayo surweelkiisa ayaa soo kuusan, qaar waxay dhihi jireen odagaan guskiisu mar kasta ma kacsan yahay, aniguna kuwa daawada ayaan ku jiray kuuska…