Xaaskayga dilka jecel

Spread the love Sariirta anoo jiifa ayay ii timid oo mac I siisay, waan ku jeclahay I tiri, iiguna dartay quraacdii waa diyaar ee ma sariirtaan kuugu keenaa mise miiskaad tagi miiskaan imaan ayaan ku iri quraacdii oo diyara ayan miiskii ugu tagay, cuniin ku bilaabay, ayaduna dhar xirasho bilowday, ayada ii soo labisatay ayay … Continue reading Xaaskayga dilka jecel