gabadhii

Shekadaan waa sheeko run iigu dhacday, muddo hada laga joogo laba sano. Gabar yar oo aan magaceeda ku soo koobayo x ayaa ciddeedii dibada aadeen, ayadu kuma jirin dacwada markii la xaraynayay oo soomaaliya ayay jirtay, cidii markay baxday waalidkeed aniga oo laba qol degan ayay ila soo dajiyeen oo ku dhaheen adeer xasan la … Continue reading gabadhii