Wadaado beenalayaal is dhalay ayaa anigu iyo hooyo na adoonsada part 6
Sheekada intaanan sii wadin horta aan idiin sheego ciilka aan hooyo u qabo oo waxaan dhan ugu samayn, iyo waxay igu samaysay. Ayadu inay iska ilowday ayaa dhici karta siday ii gashay lkn anigu marna ma iloobin mana iloobayo. Wiil ayaan aad isku jeclayn oo indhaha igu yaal aan ka jeclaa, waxaana ku heshiinay guur, … Continue reading Wadaado beenalayaal is dhalay ayaa anigu iyo hooyo na adoonsada part 6
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed