Miskiinkii I qabay iyo libaaxyadii aan adoonta u lahaa

Sheekadaan gabar ayaa noo soo dirtay waxayna ku bilowday Magacayga waxaan ku soo gaabin N waxaan ahay xaas la qabo, hadana tuurata oo leh nin saxiib ah, waxaa laga yaabaa inaad la yaabtan cinwaanka sheekada markaad aragataan daanyeerkii I qabay, waa uun tusaale maahine ninkayga aad baan u jeclahay oo ilaa maanta u jeclahay. Sheekada … Continue reading Miskiinkii I qabay iyo libaaxyadii aan adoonta u lahaa