Jacaylkaygii, xaaskaygii, hantidaydii, part7
Xagaa markaan sheekaysanay oo cidii iga warsatay oo hadba ay guskii eegayso ayay iga tagtay, illinka sii geeyay, markaan soo laabtay ayaan tii yaray oo jikada ku jirta inta u tagay laba dharbaaxyo kaga soo qaaday, inta naxday ayay tiri Maxaan haleeyay oo ii dhishay Gusaska aad soo saaratay maxaad ugu celi weyday boorsada, yaa…
