Macalinkaygii Dark romance part 1
Markii iigu horeysay een maqlo dark romance, gabadh ayaan weydiiyay wuxuu yahay. Naa waxaas ha u dhawaan, ayay igu tiri Ha u dhawaan maahane, ii sheeg horta waa maxay Waa naagta la raafiyo uun, garaac iyo ceego iyo xanuun naagta la tuso Weli ma fahmin waxaad sheegayso, wa maxay garaca iyo waxaad sheegi ayaan weydiiyay…
