Jacaylkaygii, xaaskaygii, hantidaydii, part6
Taksigii aan sooqatay ayaa guriga hortiisa I keenay, markay maqashaya gaariga Meesha istaagay ayay illinkii fag siiyay, oo igu soo booday, nasiib wanaag sida ay iskugu kay duubtay iyo oohinta farxadu ka keentay taksiiluhu uma jeedin oo boorsooyinkii buu soo dajinayay, gudaha inta galiyay oo si boobsiis ah afka uga dhunkaday ayaan sug ha nala…
